Dhegeyso:- Gudomiyaha Barlamanka Dowlada Federalka Somaliya Prof Maxamed Osman Jawari oo si kulul ula hadley Dowlada Kenya

3
71

jawariGudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa maanta si kulal ula hadley xukuumada Kenya oo caadeysatey in ey ugaarsato shacabka soomaaliyee dee xalal quudatada eh ee ku nool dalka kenya.

Prof Jawaari ayaa sheegey in arimaha ey wadaan dowlada kenya ey tahay wax aan loo dul qaadan karin in Qunsulka somaliya ee somalida kenya u fhadhiyo ey dariiqa ka qafaashaan isagoo weliba tusey ducumentigiisa ayna ka aqbali waayeen xabsigana ey dhigeen walo markii dambe lasii daayey.

Prof Jawaari waxa uu tilmaamay in Qunsulka Soomaaliya ee Magaalada Nairobi, Siyaad Maxamuud Shire si qasab ah loogu tuuray Baabuurta lagu xiro dadka sharci darada ku jooga Dalkaasi.

 

Jawaari

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada 

 

Jawaari Mobil

 

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. Waxaa so dhawaadey waqtigooda kala tagga, suxuuna doonayaa inuu yiraahdo Aniga Shacabka ayaan difaaci jirey weligey. kkkkkkkkkkk

  2. ASCW
    Laxwaliba shilalkey isdhigtaa lagu gowracaa.
    Waayo madaxweynaha ayaa isagoo Nairibi jooga yiri war soomaliyey haddii aad rabtiin in laydinka dhaafo qabashada iska soo dhex saaara Al Shabaab, maanta hadalkaas waxan dhihi karnaa xattaa safiirka.
    Soomaaliyey hadalka badan inaad dhaaftaan qaadkii Keniya iska ruuga, xoolaha ayaa maanta idinka sharaf badan idinka iyo kuwa madaxda maanta isku sheegaaya.
    Nabadgelyo

Comments are closed.