Gudoomiye ku xigeenka arimaha siyaasada ee gobolka shabeelaha hoose C/llahi Muuse oo u waramayey Idaacada VOA ayaa sheegey in dilkii ka dhacay Deegaanka Muuri eysan shaqo ku laheyn Alshabab balse ey ku lug leeyihiin qaar ka tirsan ciidan dowlada federlak ee qaska ka wada gobolka shabeelaha hoose hadalkii gudoomiyaha iyo VOA waxaa uu u dhacay sidan.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com