Dhegeyso:Ciidamada Dowlada federalka ee ku sugan gobolka shabelaha hoose oo iska fogeyey dilkii ka dhacay Degaanka Muuri

0
60

cidamoCiidamada abaanduulaha ciidamada dowlada ee gobolka shabeelaha hoose ayaa iska fogeeyey in ey ciidamada dowladu ku luglaheyd kooxihii xaley weerarey masjid ku yaalaa deegaanka muuri halkaas oo ey ku dileey in ka badan 5 ruux dhaawac badan uu jiro.

Ishaa macalin ah marar badana waa aragney in ciidamado beeleedyada xiran dareyka dowlada in ey dad dhibaato u geystaan isla markaana ey taliyeyaashooduna difaacaan oo ey yiraahdaan ciidan dowlad ma geysan falkaas asaga aha ayagoo wax walba dusha ka saara alshabab, Balse suaasha waxaa ey tahay sow ciidamo dowladeed ma aha ku isbaarooyinka u yaalaan dhamaan gobolka shabeelaha hoose oo maalin walba ku furta shacabka isaga goosha wadooyinka dhex mara shabeelaha , sow ma sidan dareeys ciidan dowladeed kuwii dadka ku laayey deegaanka number 50 oo ilaa iyo hada eysan jirin qof loo soo qabtey.

bal nala dhegeysta hadalka abaanduulaha hadalo badan oo burinayana waan soo wadnaa

 

cidanka dowlada

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada 

 

cidanka dowlada mobil

 

Daafeet.com