Hogaamiyaha beelaha reer goleedka ee dega gobolka Jubada hoose Ing Yarow Sharif Adam ayaa isaga oo la hadlaya telefishinka Universal waxaa uu digniin xoog leh u direy xukuumada federalka iyo hogaamiyaha Raskambooni Axmed Madoobe waxaana uu u sheegey in iney ka waantoobaan barakicinta iyo gudmaadka lagu hayo dadka asalka u leh deegaanka.
Bal nala daawada Hadalkii Ing Yarow Shariif
Daafeet.Com