Mas’uuliyiinta dowlad goboleedka Koonfur-galbeed somaliya iyo guddoomiye ku xigeenka golaha guurtada, Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur ayaa maanta tababar uga furay magaalada Baydhabo boqolaal askari, iyagoo ugu baaqay ganacsatada iyo jaaliyadaha dibadda inay garab-istaagaan maamulka Koonfur-galbeed.
Wasirka arrimaha gudaha iyo amniga maamul Koonfur-galbeed ee lixda gobal ka kooban, C/fataax Ibraahim Geeseey ayaa sheeegay in ciidamadan ay ka mid yihiin kuwa maamulka lana siin doono lacag ku filan. Isagoo seegay in ciidamada ay yihiin daraawiishta maamulka Koonfur-galbeed.
Daafeet.Com
GUUL INSHA ALAAH
WAA GUUL
WAA GUUL
K/GALBEED HA’NOOLAATO.
INSHAA’ALAAHU.
Geedka xuriyada biyihiisa waa dhiiga nafta
Waxaan diyaar u nahay in nafteena iyo maalkeena u hurno K/GALBEED
Waxaan ku daba feelsannahay
Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga
Ahna
Abaan duulha ciidanka daraawiishta koofur galbeed soomaaliya
HARGAANTH:- CABDI FATAAX IBRAAHIM GEESEEYC CIMRI DHEER ALLA HA’SIIYO AAMIIN ALLAHAYOW.
[Intaadsara u qaadaan saanta laba labeysaan salaan ha’loo diro waa sareeyaheena sama wadaagu]
(DHULKAAN MADOW
DHAXALKII ABKEEY
MAXAA LEYGU DHEELINAAYEE
DHEG XUMO JEEDOO DHIMASHAA KAROON
DHULKIINA U DHIIG LAHAADA
Waa farxad iyo tilaabo wanaag san oo hore looqaadey ee waxaan leenahay hambaliyo madaxda iyo
shacacabka reer konfur gabeed
Comments are closed.