Golaha dhaqanka Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay eedeyn u jeediyeen Nicholos Kay oo ah Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Arimaha Soomaaliya waxayna sheegeen in Nicholos Kay soo dhex galay wadahadalkii usocday Dowlada Soomaaliya iyo Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed .
Sidoo kale ayaa waxay sheegay in Nicholos Kay uu doonaayo inuu iska horkeeno shacabka Soomaaliyeed loona baahan yahay inuu faraha kala baxo Arrimaha Federaalka Sida ay Warbaahinta u sheegeen Suldaan Shariif Cali Xasan iyo Malaaq Kuusow Maxamed.
Halkan ka dhegaysoUnknown Album