Dhegeyso:- Wasiirka Gaashaandhiga oo codsadey in aan Saraakiisha Tababar Loogu Qaadin Talyaniga si eysan u Baxsan

1
131

xamudWasiirka Gaashaandhiga Somalia Maxamed Sh Xasan Xaamud ayaa ka hadlay qorshe uu horgeeyay Baaralamaanka kaa uu Baarlamaanka kaga dalbaday in tababarka Talyanaiga ay u sameyneyso Ciidamada Xooga Dalka loo soo wareejiyo Somalia.

Wasiirka ayaa waxa uu sheegay in uu ka cabsi qabo hadii Ciidamada loo qaado Talyaaniga ay baxsadaan taana ay xumeyn karto Xiriirka Somaliya kala dhaxeyso Dowladaha Midowga Yurub iyo Talyaaniga.

 

wasirka gashandhiga

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada

 

wasirka gashandhiga mobil

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

Comments are closed.