Daawo Sawirada Imtixaanaadkii Sanad Dugsiyeedka Magalada Baydhaba oo Lasoo Gabagabeeyey

0
51

xxP115-421-255-398-1c056Maamulka imtixaanaadka Magaalada Baydhabo ayaa maanta shaaciyay inuu dhamaaday imtixaankii sanad dugsiyeedka 2013 ilaa 2014.

Maamulka Imtixaanaadka magaalada Baydhabo oo u waramay Warbaahinta ayaa sheegay in tirada sanad dugsiyeedkaan ay ka badantahay tiradii sanadihii hore, wuxuuna rajo weyn ka muujiyay in ardayda ay kuwada baasi doonaan Imtixaanka.

xxP002-386-255-280-77036

xxP103-421-255-398-34045

xxP115-421-255-398-1c056

xxP120-421-255-398-16080

Daafeet.Com
Daafeet.Com