Alshabab ayaa maanta waxaa ay magalada baardheere ee gobolka gedo kusoo bandhigtey gaadiid iyo hub ey kasoo qabsadeen ciidamada kenya ka dib kolkii ey weerar ku qaadeen magalada mandheera.
Boqolaal dadweyne ayaa isugu soo baxay goodbtii ey alshabab kusoo bandhigayeen hubka iyo gaadiidka ey kasoo qafaasheen ciidamada kenya.
Daafeet.Com
WAA TURUFO AAN WAXBA KA JIRIN YEY QALDAN NIMANKA WAY CARAREENE WAA DAD ISKA JABAY
Comments are closed.