Goor dhow ayaa waxaa maleeshiyo ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo wata gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ay qarax naftii halignimo ka geysteen ilinka hore ee Masjidka Isbaheysiga gaar ahaan kasoo horjeedka ilinka xarunta Barlamaanka.
Qaraxa kaddib ayaa ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM waxaa ey dagaal fool ka fool ah isaga horyimaadeen ciidamo ka tirsan alshabab oo doonayey iney gudaha u galaan xarunta halkaas oo ey ku dileen qaar ka tirsan alshabab.
4 kamid ah kooxihii weerarka soo qaaday ayaa la arkayaay iyagoo yaala ilinka Masjidka Isbaheysiga kaddib markii ay ciidamadu toogteen markii ay rasaas bilaabeen.
Xaalada goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa ah mid degan iyadoo aanay jirin wax qasaare ah oo ilaa hadda soo gaaray xubnaha barlamaanka.
Daafeet.Com
ASC MARKA HORE HADII AAH TIHIIN BAHDA WEBK DAAFEET, WLLHEY WAXAAN IDIN DHIHI LAHA ANIGA HAL ARIN OO AH MEESHA KA MUUQDA AMA KA MAQNADA TASO OO AAN OLA JEEDO WEBST KUMA HEYSIIN WAX QANCIN KARO BULSHA WEYNTA DM ISKABA DAA SOMALI WEYN INTEDA KALE MARKA WLLHEY MESHA AAD JECLEYSATAN INAD WAR KA SOO TABISAN WAXAA LOO BAHAN YAHAY INAD QOF SUGAN IDIN JOOGO TAS WAA KOW , WEBKA XILIGII LA ARKABA WAXAA ISKA TAGAN QORAL SHAL AH KA DIB AYAAD LABA QURAAL OO AAN DADKII BAHI TIRI KARIIN KU SOO TUURTAN TASNA WAXEY NAGU TAHAY SUMCAD DARO IYO LIDSANAAN MARKA WAXAAN LEYAHAY MAMULKA SIDAAN WAX HAKA BADALAAN
Comments are closed.