Daawo Sawirka:- Amiin Camir oo Farta ku Fiiqey Damal Jadiid iyo Dhibta ey ku Heyso Dalka

0
282

Amin_Amirfarshaxanka weyn ee amiin camir ayaa sawir aan caadi eheyn kasoo sarey xisbiga damal jadiid iyo dhibta ey ku hayaan dalka iyo sida uu reysulwasaraha u doonayo ka sifeeyo wasiiradiisa.

amiin