Dhegayso..Hawiye oo sheeganaya inuu xaq ka maqan yahay Xili ay Soomaalida oo dhan xaqeedii uu lunsaday.

7
74

hawiyeOdoyaasha iyo Siyaasiyiinta Hawiye oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa sheegay inaysan suurta gal ahayn in dowladu ay kordaganaato hal beel sidoo kalana ay canshuurta ka qaado hal beel.


Fariin ah in dowladu ay sinto beelaha Soomaaliyeed ayay u direen dowlada Madaxweyne Xasan Sheekh ayaga oo sheegay in beesha Hawiye ay leedahay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Hadaba kulanka markii uu soo dhamaaday ayaa waxaa warbaahinta la hadlay Maxamed Xasan Xaad.Maxamed Xasan Xaad Gudoomiyaha Beelaha Hawiye

7 COMMENTS

  1. waxaa lala yaaba ah G/ Banaadin ma Habiye kaliyaa Degen mise iyaga kaliyaa ka Ganacsada xamar Dakada iyo Eliprka ma Habiya
    iska leh Gobolada shegayo oo afkisa ku dhuftay shabelada hoose walee Dhiigii Gashen Qaxii dadka aad Qaxiseen xaqeeda ayaa idin soo Tatabanaya oo xada ayaad Qaxi doontaan Habiye xadii afkiina iyo Gacantiina ka cadkan weysaa Dulmi ayaa idinka xadalsiinaya ee wada ogadana in Bakinaha la idin fadhiyo oo la idin sugayo ee soo Bilaaba

  2. Muddo 23 sano ah, Soomaaliya waxa la siiyey lacag dhan Bilaayeen (Billion of Dollars) si wax loo qabto 15 Million oo Soomaali ah.
    Hase yeeshee lacagtaas faraha badan ee magaca Soomaaliya lagu soo qaaday waxa lagu maalgeliya deeganada Hawiye oo keliya!. Kolkaas waxay u eegtahay, in Hawiyee soo dhaweynayo inay keligood qaataan dhaqaalihii soomaali oo idil loo qoondayay, balse Cashuurta yar ee Muqdisho rabin inay gacanta dawladda gasho
    Sidoo kale waxaynu wada ognahay in Muqdishu Soomaali oo dhan degantahay,Cashuurtana si looga wada qaado.
    Gabagabadii, su’aashu waxay tahay waa kuma cidda sadbursiga heshay; waana nasiib darro in Hawiye Af-hayeen u noqdo jeega xiir Axmed Diiriye.
    Waad Mahadsantihiin.

  3. waxbaa fakaday sir baa fakatay shabeelooyinka adeer adigu malihid takale soomaaliyana adiga wax uma dhisi kartid hadii hawiye arinkooda saanoqday waxaad ogaataan in soomaalida kaloo idil ay idinka tashandoonto adinkana,xamarna adinka haiskusoo koobine waa laidinla leeyahay oo waala idinla dagaa

  4. hala yaabina waxa kazoo yeerayo nimankaa ku waashey beesha hawiye wax walba ay ku dhaqaaqan waxbana ka suuroobimayaan, waayo sheydaan intuu sameeyey ayuu ogyahay jana waa ka quustey,
    marba wax uun bey is ku dayaan ,mar waxay ahaayeen hogaamiye kooxeed, marna waxay iskudhax qariyeen urur diimeed manta wax lee yihiin dowlada anagey canshuur naga qaadaa , waa wax lala yaabo, iniga ilama aha waayo waxaas wax kadaranbaan ku aragney ilaah qur’aankiisa wuxuu kuleeyahay, sidan :,ولايحيق مكرسبئه الا باهله ,,,صدق اللع العظيم

  5. intaad hawiye indhihiina ku taageysen, ayaad dhulkiina faraha ka baxay, jubooyinka waa la idinka xoogay, gedo sidoo kale, hada waxey idiin maree, in yeed iyo caato la idinka xoogo, ee kaas maad ka hadashaan,
    maxaa xamar oo aad degan ku lahayn kuna abtirsan idinka galay, iyo sh dhexe, sh hoose, waan degaa e ma adinkaa idinka baryaa ,hawiyese ma hg kaliyaa .

  6. odayaashan xaqa ayaa ka halsiinaya, waayo wax alla iyo wixii magaca Somali lagu keeno, waxaa la galiyaa xamar ,inta ay bur buriyeen ayaa hadda dib u dhis magaca Somali loogu sameynayaa,dekedda iyo airporka waxaa lagu dhisay hanti Somali ka dhexeyso, beel gaar ah ma dhisin.sidaa darteed waxaa imaanaya waqti beelaha kale oo dhan xildhibaanadoo iyo wasiiradoo ay xamar kala baxaan , iygaoo dalbanaya in caasimad kale la doorto, wixii dib u dhis ahna loo leexiyo caasimadda cusub ee la isku raaco.

  7. odayaasha yaanan lacaayin waa wax garad hadaadan aqoonina wax garad waxa uu yahay mida kale waa sax hawiye 100% wuxuu dagaa soomaaliya oo idil taasaana kuu cadeeneeso inuu yahay dadka iska leh soomaliya marka dadkiina ka yimid itoobiya iyo meel aanan lagaraneenin hadii aad siiwadaan hadaladaan oo kale ogaada inaad meel xun idiin danbeendoonto dad kaa badan iyo biyo kaa badan intaba way ku qaataan ayay soomaali ku maah maahdaa marka intay taas idin ku dhicin nimcadiina ama dhulkeena iskaga noolaada hadii kale soomahan miraha xabada ayaa idin taqaan siiba kuwa baqtimaal ama biyomaal meeshaad katimaadeen ayaa la idinku celindoonaa idinkoo aadan wax wadinina oo gacmo maran. waana kabaxay

Comments are closed.