Gudoomiyaha gobalka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil oo waraysi gaar ah siiyay warbaahinta Wadajir ayaa wuxuu ka hadlay dadaalada nabadeed ee haatan ka socda degmada Doolow ee la doonayo in lagu dhameeyo xiisadaha siyaasadeed ee haatan ka jira gobalkaas.
Wuxuu sheegay Kaliil inuu taageersanyahay dadaalada dib u heshiisiinta ah ee hada socda.
Halkan ka dhegayso waraysiga waxaana inoo qaaday wariyeheena KoonfurGalbeed SaakixiMaxamed Cabdi Kaliil