Dhegeyso:- Odayaasha Beesha Habar Gidir oo u Hanjabaaya Beesha Biyamaal

5
215

buuloxaawoOdayaasha iyo waxgaradka ka soo jeeda beesha habar gidir ayaa maanta kulan ey yeesheen ka dib ku hanjabeyey iney dagaal ku saleysan qaab qabiil ey la geli doonaan beesha biyamaal.

Nabadoon Cali Garaad oo ka mid ah Odayaasha Beesha Habar Gidir ayaa waxa uu sheegay inay udul qaadan waayeen Beegsi ay ku hayaan Beesha Biyamaal uu Xusay in Gudoomiyeyaal ay Hormuud U yihiin.

 

habar gidir

 

Halan hoose kaga dhegeyso Mobilkada

 

habar gidir mobil

 

Daafeet.Com

5 COMMENTS

  1. Yaab badanaa, maxaa hg, afgooye ka galay,iyo sh hooseba wa ayaga ka hadlaayee, walee waa yaab dhul aadan lahayn ku indho cadeey.

  2. kkkk waa wax lagu Qoslo. qof oday sheganaya xadana Qabiil ku faanaya iyo Dagaal waa aadadoda Gormee waligood Dagaal ka nebsadeen
    Tawarta ayaa rebtay mogiye xadaba Dadka Loo dhaaranaya uma arko kaliya biyo maal ee waa dadka degen Gobolka Shabeelada Hoose sidaas Darted waa in isku Daabni muujisaan oo meel uga soo wada jeesataan Dadkaan cadeystay in Qabiil ahaan u Dagaalamayaan markaan yaan laga harin xitaa xamar ee halooga Daba Tago Gobolkana
    nogtodana yaan looga soo tagin hala sifeeyo iyagaa soo doontay

  3. Areey Habaraneeyeey, xaa kuu kuu geeyey Biimaal mahiisa iska rooga, kuma daan dansaniinee, adaa isku daandaan daan sadey, Soomaali waa iska ogtahay, xaa idaacad iskugu daalihee, adkeeysaan ku iri, adkeeyso, halagu fara xumeeyee, maaraa lagaa waayey.
    Kiin Dhamaatiyaa ki ari, kiin dhamaati

  4. Shaqsiga biyomaalka ah waxa iu so dhab ah u Aminsanyahay. Habar. Gidir iney. Yihiin adoon u majerteenka leeyahay. Sababtaas darteed waxada arkeysaa. Qof. Biimaal ah hadaad ka wareesato habar gidir wuu. Kugu qoslayaa. Wuxuu ku leeyahay isku. Darjo ma nihin,

Comments are closed.