Warbaahinta koonfur galbeed ayaa waxaa u suura gashey in ay qadka telfoonka ku wareysato Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Dowlad Goboleed Koonfur Galbeed mudane C/fitaax Ibraahim Geesay oo aan ka wareysanay waxa uu ku saabsan yahay socdaalkiisa uu ku joogo Magaalada Muqdisho.
Wasiir C/fitaax Geesay ayaa sheegay in socdaalkiisa Muqdisho uu ku saabsan yahay arrimo qaas iyo mid guud intaba, wuxuuna meesha ka saaray wararka kuturu-kuteen ah oo la isla dhexmarayo, sida in Casuumad ay ku tageen magaalada Muqdisho.
Wareysigiina waxaa uu u dhacay sidan
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada
Daafeet.Com