Daawo:- Avv Maxamed Abuukar Maxamuud (Geytano) oo Ka Hadley Kooxaha Duulanka Kusoo Qaadey Gobolka Shabelaha Hoose

1
396

gaytanoWaxaa xaley inoo suura gashey in aan xaley wareysi dhinacyo badan taabana aan la yeelano Avv Maxamed Abukar Geytano oo ah rug cadaan kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose.

Rug cadaaga ayaa inoo sheegey in dagaalada ka socoda gobolka shabeelaha hoose ey yihiin dagaalo ey ka dambeeyaan dowlada maadama ciidamada ka dagaalama deegaanka ey yihiin ciidamo beeleedyo loo soo labisey dareyska dowlada.

Waakan wareysigii oo dhan

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. WAA RUNTIISA AVV. MAXAMED WALAAHI WAA NIN ALLAH KA CABSANAAYO OONA YAQAANO GOBOLKA SHABEELAHA HOOSE IYO ASALKA DADKA ISKA LEH, LAAKIN WAXAA SOO BAXAY DAD AAN XISHOONEEYNIN RABO IN AY DADKA BOOWAAN DHUL AYAN SHAQO KULEHEEN WAA SABABTA USC LOO SAMEEYEY,

Comments are closed.