ciidamo dareeska Dowlada wataan oo maleeshiyo Beedeed ah ayaa wanle wry boobeen
kkkkkk shegid ku fiicnaa afkoda waa ciidan sharaf badan mar hadii idin dheceen waana istahishaan in la idin dhoco oo wax waliba la idinku sameeyo waayo Hub wad haysataan suuqayada ayuuna yaalaa maad iska dhicisaan oo yad Gurmad ka sugeysaan waa idinkoo kale ma idinka Qabiil fican yihiin
ma idinka Dadnimo Badan yihiin aniga ma aqan Dadnima xumidaan meesha xada idinka so Gashay
cumar bongo osolkan maxaa kadanbeyn doona waa la arki doonaa waalida habar gidir meeshey dhigto,
aabay ciidankii degaanka ee habargidir sanadkii 1999–2000 ciidanka habargidir ka horeeyay degmada ka difacay inay lug soo saaraan, tani waxay i soo xasuusisay xxilligi salbalaarta oo 5 tikno oo shantacalemod leh si farsamaysan laga wareegay, maanta qorigii gacanta ee shuftada layska dhicin maa layska qaadooyaa. dadkayagow saas talo ma ahan, naf iyo xoolo waa in lagu bixiyaa sidii reer sharaftooda loo difaaci lahaa.
dowlada ma jirto waa ciidan beeleed, marka shacabka ha dhagaysan kuwa xilka u haya dadka deegaan gacan beelo ku jiraan ( waa la haystayaal, oo caloosha ka fikira). isbedelka dadka ayaa sameeya, marka waa in odoyaasha iyo aqoonyahanada, dibadjoogayasha, dhalinyada u istaagaan difaaca sharafteena kuwan wax kufsi iyo dhac baa yaqaanaan, waa lagu jihaadaa, oo nafta la difaacaa, shahiidnimo ayaa ka wanaagsan in kuwan laga aamuso. hal farasaaro. guuuuuuuuuuuuuul
shacabka shabeelaha hoose waxay soo mareen
gumeysi noocyo badan leh caddaan iyo madow,
waxay somaalidu caada ka dhigteen ciddi nabadda jecel la boobo oo xaqooda la xalaashado ayadoo la isticmalaayo awood dowladeed ama xoog qabiil. hadda waxa socdo waa xoog qabiil oo dowladda leysu ekeysinayo.
marka xalka kaliya waxawaaye in umadda reershabelaha hoose buraarugto oo nimankan soo duulay lagu celiyo gaboladooda ay nolol ka sameystaan ayna ika iloobaan xaaranta ay dhul dadoow ku heystan.
Dadka deeganka wanlewayn kazoo jeeda hadana eedeynaya dadkooda masaakinta ah ee gudaha jooga aniga waxan dhihi lahaa adiga dib isugu laabo mesha aad wax ka eedayn laheed waxa ka wanaagsan inaad wax uun qabato ilayn degaan waliba dadkiisa ayaa difacee qurba joognaa way ku saacidaa wixii loogu baahdo
reer daafeet dadla boobo la dhaco mee noqdeen reer daafeet waxee ahaayeen dad aan lagu xad gudbin oo digil in tiisa kale xur ka eh lakin maantay waxee noqdeen sida reer dhoobeey

Comments are closed.