
Dagaalkaasi oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beelood ayaa la sheegay inuu sababay in ku dhawaad 12 ruux ay ku barakaceen dagaaladaasi, iyadoo sidoo kale ay ku dhinteen dad labada dhinac u kala safnaa.
Hayada laanqeyrta Cas ee dalka Kenya ayaa soo saartay digniin ku aadan masiibo ka dhacdo gobolka NFD ee dalka Kenya, iyadoo sheegtay in kumanaan dad ah ay ku barakaceen xeryaha barakacayaasha ee gobolkaasi.
Dhinaca kalena Ciidamada Kenya ee ku sugan Xuduuda u dhaxeysa Magaalooyinka Baladxaawo iyo mandhera ayaa xirey xuduuda labada Magaalo.
Halkan ka dhegayso warbixinta