Dhegeyso: Waxa kala dhex Marey Wariye Dhul u Raadinaya Kooxaha Dhulboobka u Tegey Sh/Hoose iyo C/llahi Waafow Gudomiyaha Number 50

3
140

number 50Gudoomiyaha Deegaanka Lambar Konton C/llaahi Waafoow ayaa waxa uu sheegay in Beesha Habar Gidir ay Xoog kaga heysato Beer uu lahaa Aabihiis oo ku taalla deegaanka Ceel wareegoow.

 

cabdulahi wafow

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

cabdulahi wafow mobil

 

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. Reer daafeedoow maxaad la aamusantihiin idinka iyo galadi iyo jiido iyo tuni maad dagaalkaan wax ka gashaan oo xaqa ah ilaa hada war nilagama haayo dagaalkaan kulul sanad ku dhawaad ayuu socdaa gobalkana idinka iska leh ee maxaad sugeysaan inta booskiina naliigu imaada aaway culamadiina odayaashiina dhalan yartiina maad ka qeeb qaadataan hiil iyo hooba waa xaq dagaalkaan hadaad ku dhimato shahiid ayaa tahay maxaa yeelay dhulkaaga ayaa lagu soo duulay

  2. Gudoomiyekusheegaan sida mooriyaanka uhadlaayo bal eega…nin gudoomiyo

    gudoomiye dowladeed nin kumagacaawan oo beelhebelaa iska celinaa kuleh……..cajiib

Comments are closed.