Kulan balaaran oo ay maanta Muqdisho ku yeesheen qaybaha kala gedisan ee wax garadka beelaha Direed ayaa waxaa lagu Iclaamiyay dagaal aan loo kala harin oo beesha Habargidir looga soo saaro gobolka Shabeelaha hoose.
Waxgaradkii halkaasi ka hadlay waxaa ka mid ahaa siyaasiga Maxamed Xasan wuxuuna sheegay arrimo badan oo qaarkood ay aad xasaasi u ahaayeen, wuxuuna xusay in madaxweyne Xasan Sheekh uu Habargidir ugu eexday dagaalka ka socda Shabeellaha hoose isla markaana ay jirto istaraatiijiyad ay guud ahaan Hawiyuhu ka midaysan yahay oo ah in ay xoog ku qabsadaan gobolka.
Kkk been badanaa oo magaalada aad jooktaan nooka baxa markaas been isku sheeka anaka been marabnee
sankadhuudhiga websitekan qora maa kuriyoonaya habargidir oo isir sifeyn lagu suubiyo?
Xariif adigaa laangaab ah oo lagu baabi’in qashinyahow
Digil ma waxuu ku faanaa dagaalka shabeelaha hoose ee Habar Gidir iyo Biyamaal!
Digil dhulka in uusan degneyn oo kale ayuu u hadlaa. dhibka biyamaal aad manta kaligood ku eeganeyso bari adigana way ku haysataa. falaar galgalasho kaagama harto
Comments are closed.