Odayaasha Dhaqanka ee somalilad ayaa maanta si kulul uga hadlay xasuuqa aan gabadhada laheyn ee ka socda Gobolka Shabeelaha Hoose.
Odayaasha ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Dowlada Muqdisho inuu is casilo maadaama uu ku fashilmay wax ka qabashada xasuuqa soo noqnoqday ee beeshiisa kawado gobolka Shabeelaha Hoose.
Daafeet.Com
Odayaasha iidoor Taleex iyo meelahaas hakahadlaan………shabeelada hoose wa kaquseeyaa iskayar
Comments are closed.