Farshaxanka weyn ee Amin Camir ayaa waa uu sawirkan ku muujinayaa in dagalada ka socda gobolka shabelaha hoose ey yihiin hishiis ey wada galeen madaxweynaha dowlada federalka somaliya iyo kooxaha kasoo hayaamey gobolada kale ee dalka si ey xoog ugu qabsadan gobolka shabeelaha hoose.
Daafeet.Com
naac naac…warya wadanka imaw
waalashaqeestaa ee shaqeeso….dacaayad raqiis ah iyo oohinta iska daa
Barakaat iyo shirkadaha isgaarsiinta maba jirin kahor 1991
habargidir kartida iyo shaqada iyo rag iska celinta ha iskacelin
Comments are closed.