Duni aqara zamaan bal nala daawada Imanka beesha habar gidir oo u dhaaranaya xildhibanada kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose ee ka hadlaya xasuuqa ka socda gobolka shabeelaha hose oo ey geysanayaan kooxaha dhul balaarsiga ka wada gobolka.
Daafeet.Com
dad cuqaashooda san u hadlayaan miyaan wada noolaan karnaa, muqaawada hala wado, nimankan habad keliya ayay wax ku fahman, luqada keliya yaqaanaan waa dil, 24sano ayay hanjabaad wax ku keeni waayeen, hada inay iska aamuusan ayay aheyd. ceebtooda banaanka ayay soo baxday, allow aduunka hanu ceebaynin, aakhirana hanu cadaabin.
asc waxan idinku boorinayaa digil iyo miriflow isku tashada xalada dhulbobka wad arkeysan wax walba kahor mariya danta digil iyo mirifle
manta haday beesha habargidir ay moodayso 1991 – gii , manta ma’aha waa 2014, waxaad ku dhowdahay in aad kadabar go’did koonfurta soomaliya
waayo shalay waxaad kahaysatay waad ogtahay gobalada K/G – ee somalya , meesha keliya hadda aad is ku majeerahaysid sh.hoose. waxaan kuu sheegaya , xabaddii aad dadka ku waabinaysy waa lawada wataa, eeilaahayna garab kuguma siinayo dulmigii aad samaysy aayaa kaa dhawaajinahayaa, ilaah idinkiis waad kacarari doontaa maydadkaa sidii aad uga caratey -6-jun ee RRA.
Kismaayo iyo jubooyinka markii laboobayay oo kenya loosoo kaxeesanayay maxaa loo calaacali waayay
digil iyo mirifle iyo qashin ma wax jiraa mooday?
Biimaalna waa baantuu sankadhuudhi oo DIR sheegata beeraha lagu fasho guryahana booyeesooyin ka ah
ISBAARADAAN YAY UTAALAA ? HABAR GIDIR
GURIGAAN YAA DEGAN ?HABAR GIDIR AYAA XOOG KU DEGAN.
BEERAHAAN YAA ISKA LEH ?HABAR GIDIR AYAA XOOG KU HAYSATA.
NINKAAN YAA DILAYNA? HABARGIDIR
BAABUURKAAN YAA DHACAY? HABARGIDIR
MAXAA HABARGIDIR LEE MAA LAHAYNAA HEE
HADII IMAAMKOODA,AFHAYEENKOODA iyo MADAXDOODA
TUUGO LEE YIHIIN MAXAA HARSAN HEE ? WAXAA HARSAN IN LA SOO AFJARAA FLIM KOODA
Usu weyba siing warsadeey gaaljecel hoowi waa ambow digil iyo mirifle sual shabeelada hoose intee ku degenya
waa iska cadahay dadka dagaaladaan hurinaaya ma’ahan hawiye hawiyena waa dad sharafleh mahan dad dadka iska maaga oo edeb daran sida dadka meeshaan ubadan oo iskala waayay mid mid dhaama maleh caqli majiro war dad idinka sharaf badan ayaad rabtiin idinkoo waxba aheen oo soo dagay dhulkii hawiyaha hadana dadka isku taag taagaaya bal aan aragno meeshaad iyo kibirka aad la gashaan waxba ha isku dhajinina digil iyo mirifle dagaalaka waa hawiye iyo biyomaal kuwa la leeyahay oo soomaliland laga soo diray waana kuwa dagaalka hurinaaya rabana inay soomaaliya foodo iska ahaato isku habar wacda all qaldaamiinta oo dhan bal inaad wax ka qaadi kartiin hawiye viva all hawiye.
Comments are closed.