Waxaa beryahan maagada marka ee gobolka shabeelaha hoose ka socdey dagaalo ay isku hayaa dadka deegaanka iyo kooxo kasoo kicitamey gobolda dhexe ee dalka somaliya ayagoo hamigoodu ahaa in ey la wareegaan gobolka shabelha hoose ayagoo kaalmo ka helaya xukuumada federaalka.
Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah nabadoona kasoo jeeda kooxaha dhulboobka ayaa maanta cadeeyey muhiimada ka dambeysa qabsashada la qabsadey magalada marka ee gobolka shabeelaha hoose. ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dagaaladii ka dhacay degmada Marko iyo qabsashadii ciidamada hubeysan.
Axmed diiriye ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada qabsaday magaalada Marko ay yihiin ciidamada maamulka Shabelle State oo dhowaan lagu dhawaaqay.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
axmed diiriye mobil
Daafeet.Com
asc aniga odaygaan ahmed diiriye waa inuu cali shiio jawaab degdeg ah ka bixiyo mideeda kale madaxweynaha maamulka konfurgalbeen mudana nuunoow maxamed isaga waa inuu talaabo qadaa ama uu xilka ka dagaa haddii uunan difaaci karin umada lagu soo duulay taas ayaa ugu baaqayaa
BEENTA WA XARAAN! SIDA EEY BILILIQADA,DHULBOOKA, SHEEGASHADA XOLA AADAN LA HEEN, GURI AADAN LAHEEN, MAGAALO AADAN LA HEEN, NUMBER ADAAN LA HEEN SIDA NO:50, DARAJO AADAN LA HEEN SIDA JENARAAL….MORYAAN SHEGANAAYO ODI DHAQMEET WA XARAAN. WA YAABE HADA MALO KALA SHEEGA XALAAL IYO XARAAN!!!
Comments are closed.