Dhegeyso: Mas`uul Kashifay Sababta Dagaalada Sh.Hoose u Socdaan

1
155

salaad cali jeeleSalaad cali jeelle ayaa waraysi uu siiyay warbaahinta dhaliilay dowlada soomaaliya kuna eedeeyay inay dowlada ka danbaysa colaada ka socoto gobolka sh.hoose.

Mas`uulkan ayaa cadeeyay sababta colaada keenaysa kuna sheegay inay tahay dadka deeganka oo dowlada u diido inay dhistaan maamul ayaga raali ka yihiin oo intii dadka isla dega ay wada fadhiistaan, gole guurto ah samaystaan, soona doortaan qofkii ayaga siyaasad iyo dhaqaale ahaan ku maamuli lahaa. balse mas`uulkan ayaa tibaaxay in dowlada ku dhaqanka sharciga diidan tahay, asigoo madaxweynaha ku dhaleeceeyay inuusan rabin in dadka deegaanka wax dhismaan, ayagana is maamulaan, taas bedelkooda oo ku waashay madaxweynuhu magacaabis, sida diktaatoorihii siyaad bare, taasna soomaali way isku nacday. Madaxweynwalba hadduu rabo inuu dadka deegaanka qof asiga wato u magacaabo, dagaalka ma istaagayo, dadka deegaankana way dagaalamayaan.

Tani waxay cadeeynaysaa in dowlada beesha marka qabsatay ay ayada ku taageertay,  sababtoo ah beeshan iyo dowlada waxa ka dhaxeeya maslaxad, taaso ku salaysan boobida khayraadka gobolkan. laakin waxaa ayaan daro ah in dadka deegaanka badankooda aan la soconin, dibindaabada dowlada muqdisho. xaqa qof uun ayuu sheegayaa, markan salaad cali jeele oo kashifaya sababta dagaalka sh.hoose asiga si cilmiyaysan oo cadaalad ah ugu hadlaya. dhagaysi wacan.

 

salaad cali jeele

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

salaad cali jeele mobil

 

Daafeet.Com

 

1 COMMENT

  1. Anigu mamaqlin ninkaan oo leh dowlada ama Xasan Sh aa taageersan beesha Marka qabsatan…….aidigii uun baa isku kashifay meesha berkee hadalkii oo duuban baa intaa meesha soo gelisay beentaadana burinaya

Comments are closed.