Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo waxgarad ka soo jeeda gobolka sh.hoose ayaa maanta shir ay ku yeesheen magaalada muqdisho kaga hadleen qabsashada MARKA, SHALAMBOOD iyo NO.50. xildhibaanada iyo mas`uuliyiinta ayaa sido kale ka hadleen qaabka dowlada u maraysa xal u raadista dagaalka ka socda gobolka.
Xildhibaanada iyo mas`uuliyiinta ayaa isku raacey in dowlada arinta gobolka xagaldaacinayso oo aan sida dhabta ah mushkilada ka aloolsan gobolka uga hadlin, balse doonaysa in beesha dhulboobka ku walalatay wadaxaajood lala galo, taasi oo mas`uuliyiinta gobolka ku sheegeen inay tahay mid xaq daro ah, muujinaysana in dowlada dhinac la safan tahay.
Siyaasiyiinta iyo xildhaabanada ayay sida wadajir ah ugu baaqeen dowlada inay ka saarto ciidan beeleedka qabsaday MARKA, SHALAMBOOD iyo NO.50. Sido kale waxay ku baaqeen in Gargaar iyo dawooyin la gaarsiiyo dadkii lagu barakiyay dagaalkaas. mas`uuliyiintan ayaa sheegay in beeshan soo duushay doonaysa in dadka gobolka barakiso.
Daafeet.Com
Xaqiiq xildhibaano xaaladaas xal uma baahne xaq bey ubaahantahay
waxaan jeclaan lahaa dadka rabo iney dhisaan lexda gobol iney ka hadlaan arinta ka socto sh/hoose. taageero weyn ayaa looga baahanyahay. waa fursad lagu heli karo lex gobol oo isgarabtaagan.kalsoonidu waa muhiim.
waxaa Halkaan ka muuqda Daciifnimo masuulinta iyo xildhibaanada G/ sh/ Hoose
dowlada iyo kuwa duulanka sida wada jirka ah u soo qaadeen waa in jiwaab u dhiganta la siyaa oon ahayn xadal kaliya ficil la soo baxaan masuuliinta iyo xildhibaanada dhulka u dhashay iyo wuwa degan wadaaga ah dhulkaas waxa kuma lahan Habiye Gaar ahaan Habar gidir hana la ogaado Qaniinsh Qaniinsho aya kaa fujisa ee xadal kaama fujiyo waan ognahay Qaarkood in xitaa an shirka imaneyn cabsi ay ka qabaan xamar iyo Habiye
maxaad kahadashiin kuwa 6da gobol koonfur galbeed sheegta sh.hoose……meeh dhulkii dhabta ahaa ee digil iyo mirifle ee GEDO?
Meeh Jubada Hoose?
Sh. Hoose iska iloow
Gobolka Sh. Hoose ciidamo shisheeye iyo Kenya looma soo kaxeesan…awoodoodna loogama baahna……..dadkii deegaantaas iskalahaa difaacan lahaana aa jooga
Axmed Madoobe oo taangi Kenya saaran ma ahan cida sh hoose katalisa
Comments are closed.