Dowlada ayaa wafdi wasiiro ah u dirtay marka si dadkii dhulkooda xooga loogu qabsaday ay ayagoo dulaysan lala heshiisiyo mooryaanta soo duulay. waa yaabka adduunka, dowlad madaxweynaheeda, wasiiradayda ay sku dhaqaaqaan wax damiirka shacabka soomaliya aqbalaynin. aaway cadaalada? aaway sharcigay ku dhaarteen in si hufan oo siman dadka ula dhaqmayan? dadweynow: mala oran karaa dowlada xamar xitaa waa dhexdhexaad mise ayadaa ka danbaysay in marka la qabsado. waxaa iska cad in dowlada muqdisho beelaha digil-mirifle iyo biyo-maal xagaldaacinayso.
Balse waxaa ayaan daro ah in mas`uuliinta digil-mirifle aysan weli siyaasada qaloocan ee ku salaysan saydaraysiga deegaanka dadkooda aan fahmin, halkii beesha biyo-maal ay garteen dhamaantooda, waraysi lala yeeshay xildhibaan cabdulaahi cumar abshirow ayaa sheegay in xasan shekh iyo beeshiisa ay isku raacsan yihiin in gobolka shabeelaha hoose beeshiisa ka aramiso, dadka deegaanka waa inay la shaqeeyaan rabitaanka beesha xooga ku haysato gobolka. Rabitaankaas oo ah in labada shabele ay ayaga maamul u sameeyay, dadka deegaanka waa inay ku riyoonin in sh.hoose ka mid noqoto koonfurgalbeed.
Dorshaha beesha dhulboobka ay taagero ka heleysa madaxda dowlada waa mid iska cad, qof walba alle garaad yar siiyay si fudud u garan kara, markay mooryaanta qabsatay marka isla markiiba waxaa hadlay muxyidiin afrax oo isku shega inu yahay maxadweyne ku xigeenka shabele state sheegayna in dadka deegaanka ay dib u qabsadeen marka, ayna ka qabsadeen al-shabaab. tuhunka dusha layska saarayo beeshan waxay kaga daysadeen shiicada ciraaq ay dadka suniyiinta dhulkooda ku gumaadayay ayagoona leh waxan la dagaalanaa argagaxiso, marka beeshaan taasi wax kuma kaynayaa shiicadii ciraaq ayago taageerada iiran iyo maraykan haysta ayaa la soo jebiyay, beeshan waa beel dadkooda ugu caqli xun horboodayan, waligoodana taariikhda wax kama bartaan, baydhabo iyo gaalkacyo xoog ayay ku qabsaden hadana jab weyn ayaa ka soo raacay, marka cadayna  sanad ka hor ayaa laga saaray, haddana  xubkii dowlada ayay ku soo weerar tageen, laakin nin daalim ah ma guulaysto, haddii layska dhiciyo.
Ugu danbeyn waxan ugu baaqayaa beesha digil-mirifle yan la harsan intii dhulka reer koonfur galbeed la xoogayo, qof walba kaalintiisa ha qaato. runtii afgooye,wanleweyn, qoryoolay waxaa ciidan u ah beeshan dhulboobka ah. markii shabaab laga saarayay ciidankii xamar ayaa amison raacay . qof deeganka ah ayay magac-uyaal gudomiye ka dhigeen. Salaaadiinta, xildhibaanada iyo Gudoomiyaasha Aw-Digil maanta umada xilka u haya haka hadlaan shirqoolka siyaasadeed ee ka socda gobolka, aamusnaan wax ma keeento, war xamar ka taga ee baydhaba aadaa.  dhibka sh.hoose muddo 24 sano ayuu socdaa, dadka deegan ayaa dhibka iska qaadi kara. kaca,kaca, difaaca dadkiina, dowlada waa qabiil,idinkana qabiil baa tihiin,  wixi waaqici ah  ku dhaqaaqa, mas`uuliyadiina guta.
W/Q  aqoonyahan maadoow siidi
Dowlada Soomaaliyeed ha noolaato, waxaad tahay ciyaal aan waxgaranayn oo ina godane ku sahaqaystee dadkaaga uu gaajada u dilayo wili ka hadal intaas hawiye wax ha ka sheegin dagaalna ha hurininee nin soomaaliland ah oo goostay yuu been kuu sheegin asaga ayaa dhulkaaga raba in uu kugu gumaysto si godane hada yeelayo
walaalayaalow waxaa la’yaabka aduunka ah beel seey u dhantahay imaamkooda & nabadoonkooda & mooriyaantooda eey isku midtahay oo aan is ceshaneynin.
Oo isku bahaystaa
Dulmiga,dilka, dhaca, iyo dhulboobka waxaa taas u daliil ah.
1960—-1969 wadanka iyagaa mooriyaan ( SHUFTO ) AMA (KOOFIYA DHUUB)
Markii kacaanka dhashtayna waad aragteen xukuumadii kacaanka uu hogaaminaayey almarxuum maxamed siyaad bare sida oola tacaaley markii u bogiwaayey wuxuu u diray
Ginraal culuuj & ciidankiisa , dhagaha laga garaacay oo laga amaan helay , markii jananku markii la’weeydiiyey oo la yiri”jananow maxaa dadka saa uga gashaan”
Markaasaa wuxu yiri jananku”waa shacbii caasi garoobey”
Hadaba dowladii kacaankamarkey meesha ka baxday sidooda ayeey u soo noqdee ileen horeybb loo yiri
(QOFKA YARAANTIISA WUXUU SAMEEN JIRAY WUU KU DUQOOWAA) (man shaba calaa sheey ‘in shaaba caleeyhi)
Waxaa mengisto hayla maryama madaxweynihi xabashada wacay 1990 hordmoodka beeshaas si’ loo dumiyo qaranka soomaaliya
Qarankii waa la dumiyey maxaa dhacay?
Beesha shaqadeeda ayey ku soo noqotay wadanka oo dhan ayaa dhaceen
HANTI GUUD
HANTI GAAR WEY DHACEENA
DADKANA WEY DALDALEEN
DUMARKANA WAXAY KUFSADAAN & WAXAY DEEGAANKOODA U WATAAN
XITAA WEYDIIDEEN IN DIIN AHAAN LOOGU DARO.
DADKA NOOCAAS AH DABCI AHAAN IBLIIS & FIRCOON & NAMRUUD LADARAJO YIHIN DAAWO MALAHA DALDALAAD MOOYEE .
DARSIGIH AAAAR AAAAR EEE BAYDHABA KUSIISAY .
HADANA DARSIGA UGU DAMABEEY HALA SIIYO
beeshaan ookale wili ma’aragteen?
Waa maya
Comments are closed.