Daawo:- Odayaasha Somaliland, Digil iyo Mirifle Iyo Biyamaal oo si Wada jir ah Uga soo Horjeestey Gardarada Dhul Boobka ee Ka Soocota Gobolka Shabelaha Hoose

4
240

hargeysaKulan balaaran oo looga soo horjeedo dagaalada gardarada ah ee ey xukuumada gacanta siineyso ee ka socda gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa uu ka dhacay magalada hargeysa kulankaas ayaa waxaa diirada lagu saarey xasuuqa aan meelna loo dayan ee ka socda gobolka, Odayaashii kasoo qeyb galey kulanka ayaa waxaa ey fariin toos ah u direen xukuumada uu hormuudka ka yahay madaxweynaha dowlada federlaka ayagoo u sheegey in si deg deg ah loo jojiyo dagaalada isla markaasna kooxaha duulaanka ku ah gobol si deg deg ah loogu soo celiyo meelihii ey ka yimaadeen.

Daafeet.Com

4 COMMENTS

  1. kan arintak ka xadlayo wariyaha ah waa mid aan aqoon dheeraad u lahayn Wariye Nimada waayo waxaa uu leehahay labada qolo walaalaha ah meesha wada degta wariyow labadan Qolo ma wada degaan walaalna ma ahan ee waa gefsan tahay Qolo waa soo Duushay oo marka iyo shabeelada hoose wax shaqo ah kuma alan ww waa dad hunguri Hor socda waana in ay u noqdaan oo ku noqdaan cadaado cadaado iyo marka kumanaan kl ayey isku jiraan xasan garguurtow kuwan ma Dejin kartid dhul aan iyaga Lahayn Hubka xada aad siisayna waa ku yar hayae inta Dowlada Hub leedahay soo sii adigana soo hogaani Duli baad tahay

  2. kkkkkkkkkk wal;ee iidoor wuu ismahdiyay…….fadhaqfadhaqda taleex iyo faqash maad moodeen habargidir?

    dhoocisha iidoor…walaalahaaga soo kici ay sh.hoose ha yimaadeedn………sidii dumarkaa loo kufsanaa

    SNM qaalidbinuwaliid kulahaa! kkkkk

    SNM waa qaxooti ciidamadii afweyne kufsanjireen dumarkoodii iyo ragoodii…….USC baa idiin xureysay jisaaryahow wasaqa ah…saas ogoow

  3. asc sln kadib waxaan leeyahay dagaal wiilbaa ku dhinta ee wiil kumadhasho intaa kadib ninka magaciisa kusheegey maxamed waxaad moodaa in uu wali qabiil ku faanayo wll qabiil waxba kuu tari maayo qabrigana kulagali maayo ee lasoco tan kale sh hoose dadkii lahaa weydiideen in ladulmo weyna dagaalamidoonaan inta ay muuriyaanta kadhameynayaan insha alaah

  4. To omarbongo ninyahow waadba ismahadiyay mareekan baad ismooday mase taqaanaa dadka aad lahadleesid cida ay yihiin waa adigoo libaax sanka kataabtay bal arag sidaad uga fakanlaheed balse caqli maleedahay oo ma unaxeesaa dadkaaga yar oo kooytada ku ah shabeelaha hoose mise waad sii wadeesaa aflagaadada walee wali waa la idiin naxaayaa ay inta cagta la idin marin is qabta khaldaanland iyo kuwa kale waxb idiin tarimaayaan.

Comments are closed.