Daawo Sawirada: Suldaanka Beesha Jiido Suldaan Warsame Suldaan Ibrow oo Booqasho Ku Tegey Degmada Qoryooleey Isagoo halkaasi Si Fiican Loogu Soo Dhaweeyey

6
713

suldan18Wafdi uu hoggaaminayo Suldaanka  Beesha Jiido Suldaan Warsame Suldaan Ibrow ayaa booqasho qaadatey 2 maalmood kusoo marey degmada qoryooley  ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Shacabka ku nool degmada qoryooley ayaa Si wanaagsan u soo dhaweeyay Suldaan Warsame Suldaan Ibrow, wuxuuna Suldaanka sheegay inuu ku faraxsan yahay in 24 sano kadib uu yimaado Degmada Qoryooley.

Suldaanka ayaa intii uu joogey degmada qoryooley waxaa uu kulan la qaadey odayaasha, dhalinyarada, Haweenka iyo cululaaudiinka waxaana ey ka wada hadleen dhabaatooyinka ka jirra degmada iyo waxa ey u baahan yihiin.

Safarka uu suldaanka ku tegey degmada qoryooleey ayaa waxaa la doonayaa in ey tusaale u noqoto suldaanada kale ee kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose kuna sugan in ka badan dhowr iyo labaatan sanadoood magalada muqdisho isla markana sheegana in ey matalaan shacab.

suldan

suldan1

suldan2

suldan3

suldan5

suldan4

suldan6

suldan7

suldan8

suldan9

suldan10

suldan11

suldan12

suldan13

suldan14

suldan15

suldan16

suldan17

suldan18

suldan19

suldan21

suldan22

 

Daafeet.Com

6 COMMENTS

  1. WARSAME MA AHAN SULDAAN EE WAA NIN QOWLEYSATO AH, OO DHAQAN U AH INEY DANEYSTAAN QOYS AHAAN , WAXAANA LOO YAQAAN ” UJEEDDO BADAN”.

    BEESHA JIIDDO DEGMADA QORYOOLEEY WAXEY KA DEGAN TAHAY 2 GURI OO YAR YAR, LANA CADDEYN KARO HADDII LA TAGO QORYOOLEY, LAAKIN FAMILKAAN REER IBROOW OO UJEEDDO BADAN AY IYAGABA BAXSADEEN AYAA MAR KASTA QABIIL SHEEGTA, MAR WAXEY AHAAYEEN HABAR GIDIR CEYR, MAR SULEYMAAN, MAR DIR, MARNA KAMASLE HAWIYE IYO AJUURAAN.

    WAXEY KU CAAN BAXEEN DANEYSTENIMO IYO BEEN ABUURIS AAD IYO AAD LOOGU BARTEY, HADDANA WAXEY DOONAYAAN INEY KA FAA’IDEYSTAAN XIISADA DHEX TAAL HABAR GIDIR IYO BIYOMAAL IYAGOO HADDA HOR KICI DOONAAN BEESHA HABR GIDIR, ;LAAKIN WAXEY ILOWSAN YIHIIN IN HADDA AY XAALADDA IYO WAQTIGABA AY KA DUWAN YIHIIN XILIYADII AY KA CIYAARI JIREEN SIYAASADDA QURRACAN EE SOMALIA.
    QORYOOLEY WAXAA ISKA LEH BEESHA GARRE IYO DUUBE DIGIL WAANA ARRIN AAN MARNABA LA QARIN KARIN HADDII LOO DHABA GALO NINKAAN SULDAANKA SHEEGANAAYANA WAA NIN DOONAAYO INUU IFTIINKA KA DHIGO GUD CUR, KKKKKK KKKKKK KKKKKK, WAXAANSE LEENAHAY XASUUSO MAAH MAAHDII AHEYD ” DAWACADA MEESHEEY MAC RUUG UGA BARATEY, AYEY MACLUUL; UGU DHIMANEYSAA”

  2. asaalaamu caleekum walaalayaal ninkaan hala baaro macnahiisa iyo waxaka danbeeyo wa bilaahi tawfiiq

  3. Asc Suldaan Warsame waan Ku salaamey salaan kadib waxaan rabaa in aan usheego dadka reer qoryooley gaar ahaan inta uu matalo Suldaan warsame oo ay u soo horeyso beelweynta jiido in ay garab istaagaan walaala hooda biimaal maxaa yeelay dhibaatada gobolka cid ka maqnaaney Sa majirto waana loo Wada u jeeda da ka danbeysa sida ay isku soo baxaysteen niman kaan

  4. War waxan suldaan mahan waa tuug sheegato ajuuran jiido ku qaraabto Qoryoley garre ayaa leh jiido laba xabo Waye haday edeb Yelan ayaan edeb ayaa looyeela wa fashilan yahay nin ugas sheegatay labo oday saxan iyo koob wadan usoo baxeen hhhhh waxa meesha ka cad jiido inay San degneen Qoryoley afartaas oday saxan ka watan lee meesha ka joogaan afar tan habarakicinin dheh hhhhhhhh Qoryoley garre ayaa leh gudomiyahana wa cusman Sheikh Cali

  5. Ninkii raba in uu talaado dhinto isniin ayuu dar daar maa baa layiri EE Jiido way joogtaa wayna joogeysaa cidka hadla karto malahan garre anaga macaay neyno waa walaala heena lkn ninka afka qurunka leh waxaan u aheegaa in uu san aqoon qoryooley iyo Waxa ay tahay EE adebtaa kaa luntey

Comments are closed.