Wasiirka gaashaandhiga ayaa waxaa uu kulan Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka SH/Hoose kula yeeshey Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda kooxaha xooga ku qabsadey magalada marka.
Kulanka markii uu muddo socday ayaa Wasiir Xaamud waxaa uu kooxihii heystey degmada ugu baaqey iney ciidamadooda kala baxaan ayagoo isla markiiba ku gacan seyrey dalabka wasiirka.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
iman diidey ka bixida marka mobil
Daafeet.Com
Ina Gumeedka Raysalwasaare kusheega dharbijiifka magaalada ottawa Canada ku ahaa CERqaate naagtiis guriga kasoo erisay muqayiliin lajiifanjirey yuulka…..nin noocaas ah nacas uu Marka usoo diray yaahadalkiis dhageesanaya??
Wasiirkusheega dowlad kusheega taagta daran kasocda hadaan la dilin naftiis nasiibuu leeyahay….war orodoo ciidamada amison hoosta kagal oo isku day iney amarkaaga iyo kan yuulka idiin fuliyaan koley wax awood ah idinku malihiidiin ee kkkkkkkkkk
Markacadey iyo shabeelada hoose ragii iskalahaa baa jooga meel ay usocdaan iyo ciidan meel ubaxaayo majirto
nin guryahiis mooriyaan ku aaminaayo majirto…..ma jareertii iyo alkuliistayaashii wasqaan yariisow horkacaayay oo amison iskudhiibay qaarna duurka kudhuumaaleesanaya iney shacabka markale soo dhexgalayaan baad moodeen??
waa xarig iyo dhaqankucelin kiilaqabto
faqash + iidoor + eelaay + amisom + argagaxiso kuli soo kaxeesta eeba waxnagaqaada
dowlada taagtadaran aad dadka kudacaayadeeyneesaan iney wiilsha magaaladoodii jooga soo hubeysayna….iyadana hadey soo hubeysay hade kaale wax hakaqaado
Comments are closed.