Gudoomiye ku xigeenka gobolka shabeelaha hoose C/laahi Muuse Abukar ayaa si cad uga soo horjeestey qaabka ey nabadeyna dowladu uga wado gobolka shabeelaha gaar ahaan colaada ka taagan degmada marka.
Gudoomiye Xigeenka ayaa sheegay in aysan la Kulmin Gudiga islamarkaana aysan hada la Kulmi Doonin,asagoona u sababeyey in Gudiga ay qeyb ka yihiin Dadka Hurinaya Colaada.
Gudoomiye Kuxigeenka Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose C/laahi Muuse Abuukar ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ku soo daad gureyneyso Gobolka Ciidamada Milatariga Soomaaliya ,kuwaas oo qeyb ka qaadanaya dagaalada ka socda Gobolka Shabellaha Hoose.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Daafeet.Com
Oo asna waxa. Cararay miyuu kujiraa
HABAR GIDIR WA LAGAGA AWOOD BATAY LABA SANAD KU DHAWAD BAA MADAXA LAGAGA TAAGNAA KA DIB BAA HAWIYE OO HUBKI QARANKA WATA 3 GUUTO AYAGOO AH SOO GALEEN MAGAALADA MARKA BALSE HADA MAXAY HAYAAN GO DOON BEY GALEN NO 50 WA LAGA ERYAY CEEL WAREGOW WA LAGA ERYAY MARKA NINKI YAQAAN AA YAQAN CEEL WAREEGOOW NINKI HEESTO AA MAGALADA HEESTO
Mirilife @biyomaal waa galbayee adigu isku taag h/gidir waa laga awood badiyey iyo hubkii dowladay wataan iyo sheekada raqiistaa inta iska dhaaftid wlhi markaan itobiyan xitaa kaama celin karo
waryaa habaarane shabelada hoose malihid mana lahaan doontid ee haraagaaga aruurso intaan lagu tirtirin
Comments are closed.