Dhegayso..Madaxweyne Xasan Shiikh oo maanta ku guul daraystay inuu Marka Cadeey tago

5
98

amiinWararka caawa ka imaanaya deegaanka Shalanbood degmada Marka gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in waanwaantii uu waday Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ahna kusimaha Wasiirka Amniga General Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud uu burbur ku yimid kadib kolkii dhinacyada ay shuruudo adag hordhigeen Wasiirka.

Shuruudaha ay hordhigeen Wasiirka beesha BiyoMaal ayaa waxaa ugu waaweyn sedex qodob oo kala ah

1-In lagasaaro maleeshiyada beelaha Hawiye guud gobolka Shabeelaha hoose.
2-In lakeeno gobolka ciidamada dowlada gaar ahaan Gaaska 60aad.
3-In gogol guud ay dowladu u dhigto dadka wada dega gobolka iyadoo loo maraayo habka Deegaanka Beelaha.

Qodobadan ayaa waxa Wasiirka uu marsiin waayay beelaha Hawiye ee duulaanka ku qabsaday magaalada Marka.

Ugu danbayna waxaa la filayaa maalinta berito inuu Wasiirku dib ugu soo laabto Muqdisho si uu Dowlada ugu sheego in Hawiyuhu ay diideen waanwaantii Dowladu waday.

Dhanka kale Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa maanta waxa uu ku guul daraystay inuu Marka Cadeey tago kadib kolkii beesha BiyoMaal ay Wasiir Xaamuud u sheegtay in nin Hawiye mansab kastaba ha sheegtee ayan la kulmayn ilaa uu Hawiyuhu ka baxo dhulka beesha.

Todobaadkii hore ayay ahayd kolkii Wasiirka arimaha Gudaha Goodax looga soo cayriyay Marko inuu yahay Hawiye.

Halkan ka dhegayso

 

Unknown Album

5 COMMENTS

  1. kkkkkk hawiye intee kuduula inteesa kaduula waa su.aale aqoon darana websedkaan waxa dagalama wa habargir iyo biyamaal waana labo qabiil oo somaliya waana wax la arki jira qabiil isdagalay lkn calaancal iyo ooyin aa ceeba oo qabiil aan dinbi leheen dinbi saartaan mida kale aqoonta weey idinku yartahay waayo shabelada hose iyo shabelada dhaxe hawiya ubadan waa hadii ilaaheey laga baqa oo runta laga hadla shabelada hosane marka iyo salamood ma ahan hawiyane habargidr kaliya ma ahan marka colaada beenta joojiya iyo weriya debshidaa

  2. Sh dhaxe waa guri Hawiye siiba Mudulood
    sh hoosena qof uga badan hawiye ma jirto
    hawiye oo dhana hg ma ahan ee afkiina ka bixiya hadiise aad hg iska celineyaan maxaad isaga celi weyseen markii ay 23 idin haysteen waa idinka hada hawiye afka ku taagaayee

  3. YASIN WAN ARKA INAD DHAQAN MOORIYN LEDAHAY OO LAGU MARIN HABABSHEY BALSE WAXAN KU WEYDIIYEY ILAH HALAG CABSADO IYO HAWIYE WA UU DEGA SHABELADA HOOSE, KALA DAA SU AAL HAL DEGMO II SHEG AY LEYIHIINAMA AY DEGAAN AMASE AY XITA AY DEGI JIREN HAWIYE OO KU TAL LAGA BILABO XAMAR ILA IYO XUDUUDA LIBOOY KENYAINTA U DHEXEYSA WAA HAL DEGMO KELIYA II SHEEG

  4. xaguu ka dagaa hawiye shabeelada hoose iyo habgidir aamus naag yahaw naagu dhalay biyamaalna wuu iska kaa shicinaa in yar isug intaan hubka helaayo caawa ayuu hubka soo gaaraa

  5. aaway dadkii caydooda la’lajoogiwaayay habeen iyo maalin qofwalba u aabo yeelin wadaad iyo saqiir iyo dadkii dhintay xitaa caaynaaya war wuxu maxay yihiin gunsanaa dadka muslimka haduu qofka dhinto lama caayo marka dadkaan waxaaba cadeen u ah inayba soomaali sax ah aheen markaaseey waxay kuleeyihiin anagaa shabeelada hoose iska leh DNA waa in la qaado sida loo ogaado dadkaan asal ahaan meeshay kasoo jeedaan maxaa yeelay waa balaayo kugu dulnool inteey badan lahaayeen hala iska ilaaliyo hadeey ayagoo faro kutiris ah saan yihiin marka hawiye dhulkooda qatar ayuu kusugan yahay mustaqbalka hadaanan hada wax lagaqaban.

Comments are closed.