Gudoomiyaha Degmada Walawayn ee gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in gacanta ay ku soo dhigeen kooxo dhibaataynayay wadayaasha Gadiidka ee isticmaala wadada Xiriira Degmada Afgooye Iyo walawayn.
Wadada isku xirta degmada afgooye iyo wanleweybn ayaa ah wadada ugu isbaarada bada oo ay gaadiidleyda ka shaqeysan wayeen.
Holkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Daafeet.Com
degmada waa sentral wexey u baahantahay ciidamo dhaqaalo xoogan heeysta. hool wanaagsan gadoomiye
aniga waxa qaba odaygan xilka in laga qado qof dhalinyara ah in loo dhibo odaygan aftahan ma ahan qof codkar ah aya larawa dagmada hormar garsiinkara
Comments are closed.