Dhegeyso:- Haween Si Gardaro ah Maanta Loogu Diley Duleedka Degmada Marka

3
85

markoWararka eynu ka heleyno Duleedka Degmada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in qoloyinka duulaanka ku qabsadey degmada marka ey maanta dileen Dhinacyada Ilaa Shan Haween ah oo ka mid ahaa Dadka Deegaanka.

Faadumo Axmed Xaaji oo ka mid ah Haweenka ku nool Degmada Marka ayaa warbahinta u sheegtay in Saaka Labo Haween ah la dilay,maanta Duhurkiina la Dilay saddexda kale oo mid ay Uur lahayd.

 

dil marka

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

dil marka mobil

 

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. kkkkkkk beenta naga daayahee ana marko jooko sakane cadcadeey markood aan tegay wax ladilana majiraane dagaal oogayaal alle iyo rasuul kafurtay aatihiin ee umada soomaliyeed kala dhaxgala oo kala dhiciya ama iska aamusa websedkan websed qabiilada leeysugu diro miya waa yaabe muslinimadiina saan miyaa

  2. umadaan been ayaa loo soo sheegay soomaliland qaldaamada ayaa been usoo afuufay markaaseey waxay moodeen inay hawiye ubac bac dhigikaraan ayaga iyo khaldaan land waxba na kaqaadimaayaan hawiye siiba hbargedir khaldaanlandna waxaan kuu sheegayaa ogoow inaan ku qabsankaro oo kaa saari karo dhulka aad sheeganeeso ee soomaliland ee caga dhigo intay goori goortahay igana filo dharbaaxyo kii ugu darnaa.hadaba usoo jeesateen inaad dhulkii hawiye aad muranka keentaan wligiina xoroobimeesan wax naxariisx danbana nagahelimeesaan fikirkii siyaad bare allaha unaxariistee wuxuu ahaa wadani kuwa wadanka qasay waa idinka hawiyihii idiin naxariistey ayaaba websadyada hada laga ceeynayaa yaab.

  3. kkkkkkkkkkkkkkkkkkk kan habar kintir areey caga dhigo afka uraaya ka jeedi somaliland neef yohow, wax kasta oo uraya ma soo haweesan karaan jamhuuriyada somaliland. biimaal aa kugu filan saaxiib wax yar sug waa halkaad wax isla geeyse. saxaafada maxaad uga bootaysaan, qudhun yohow horta ma ogtahay in saxaafadiina iyo website yadiina aan qof somali ahi isu quudhin inuu akhristo markaas baad sidii burush xaar leh la daba taagan tihiin saxaafada dadka kaa sharafta badan duli yahow ka bax meeshan maaha bililiqo e

Comments are closed.