Dhegeyso:-Wasiirka Arimaha Gudaha oo Sheegey In Amisom Eysan Somaliya Nabad Ka Dhigi Karin

3
53

goodaxWasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay deegaanada laga saaray ALshabaab dadka ku dhaqan sida ay u dhibateysan yihiin.

Wasiirka ayaa intaasi ku darey in ay go’doomiyeen ALshabaab waddooyin dhowr ah oo gala kana baxa degmooyinkaasi.

Wasiir Goodax Barre ayaa carrabaabay in ciidmada AMISOM aysan Soomaaliya gaarsiin karin nabad isla markaana dadaalkaasi laga rabo dowladda iyo shacabka Soomaaliya.

 

goodax

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

goodax mobil

 

Daafeet.Com

 

3 COMMENTS

  1. asc aniga waxaan dhihi lahaa wasiirka waadba og tahay inay amisom wadanka nabad ka dhigi karin ciidamadii xooga dalka somaliyeed na in la dhiso oo la qalabeeyo dhaqaalna lagu bixiyana la diidan yahay maad shacabka somaliyeed u sheegtid waxaan adiga kugu la talin lahaa inaad iskaga tagto mesha madaama shacabkii somaliyeed aad wax u qaban karin oo la diidan yahay in wax loo qabto marka sharaftaada illaasho oo mesha ka tag dowlad beena ah inaad ka tirsanaato oo aan dadkeeda wax u qaban karin wax fiican ma ahan

  2. shaweelaha malaha hawargidar way gardarantahay dhuse mareeb ha aado iyo Galkacayo iyo mashay kaimaden waygaranayaan

Comments are closed.