Daawo:- Dood ku Saabsan Dagalada Ka Socda Gobolka Shabelaha Hoose

11
289

cali xasanTelefishanka Horncable ee Xaruntiisa tahay Magaalada London ayaa habeen hore qabtay Dood ku saabsan Dagaalka ka socda Gobolka Barwaaqada ah ee Shabeelaha Hoose.

Doodiina waxaa ey u dhacdey sidan.

Daafeet.Com

11 COMMENTS

  1. Aawey dadkii dhahaayey Hawiye waxba kuma lahan Sh hoose, Wacdaan Cismaan yaw yahay
    saw Mudulood ma ahan, waa kaas laga hadlooyo inuu dagalkii kala qeyb qaateen Biyamaal, oo Talyaaniga lagula dagaalaayey marka waxaa is weydiin leh intey jireen reer Aw Digil markaas .
    maxey uga qeyb qadan waayeen iyuguna dagaalka

  2. imisa wiilal hintire ku dhimatay adiga waxba kama taqaanid taariikhda shabeelada hoose iska aamus mareerey waxaa la kuway 2 jeer gumeysigii talyaaniga kuway imisa wiilal hintire ku dhimatay biimaal wuu dagaalamay wuuna ku goay wacdaan ayaa garabsiiyay kulahaa biimaal kan puntland waxuu run ka sheegay oo keliya biimaal taariikhda soo baro

  3. walaley wacdan goboka wey daganyihin lkn hawiye kale aya laga hadloya hawiye waxi wacdan ka aheyn gobokas xaq ku leh majiro marka isdaji xamasada yeysan ku qadin lafoole waxa daga wacdan xaqina hargidir aya dhacdey hawiye haku haynin marka dadka gobolka wax laqeybso goboka gobol digil inu yahay ama majorty ku ah waxa cadeyn kugu ah ninka gobola wa kuma waa nin digil wacdan walaltinimo darisnimo iyo dhalasha aya naga dhaxeysa lkn no hawiye futo madobe xaraan cune bolo cune gobolka loguma bahna dad ka imadey dhuus mareeb iyo masagawaye mar dhow anagana wadada aya kuso jirnadaglka waa ka qeeyb galeyna laga so bilabo wanlaweyn ilaa barawo taldeda waxa ka goda digil oo number one iyo biimaal number 2 ah sas ogow wacdan waxay wax laqeybsanayan galadi gudomiyha dagmada galadi kuxigenkis waa wacdan gabr cismaan siyasada sas ula soco marka abyadis lkn iska ilali niminka xaqina cuney wa habargidr hadna ma waxa rabta umada akle xaqoda in lacuno

  4. Shabeele@

    Horta waa ku mahadsantahay sida fiican ee aad iigu jawaabtay laakiin an su’aal ku weydiiyee inteed mudulood ukala wadaa adigaba mirifle aad wadataaye wacdaan iyo intee ukala reebaa walaalihiis aniga ma kugu haysti reerkaan hoos cambaha la soo dejiyey oo raba iney weligood ay maamulaan sh hoose meshaad ka joogto aan ka joogaa laakiin walalahey ha iga riixin

  5. habargedir waa dhalad cidii ka hortimaada waa u dhamaanee wadankaana ayagaa iska leh ama isa soo biirsada ama udiida cid nooxoogsheegan karta oo illaahay ka aheen majiro cid aan kabaryeeno soomaliya majirto kuwii isku dayana inay iska caay caatamaan sidii naagihii iska caaytama rag waa kii sida habargedir wax dhiciya illahoow guulee waligood oo cadowgooda hooskayeel aamiiiin waa ayaga soomalida saxdaa ayagaana calanka keenay soona halgamay wixii intaas ka ciilqaboow cadowga soomali ayaad tahay wayna guuleesan doonaa insha allaah.

  6. Slmc dadka ku doodaayo gobalka sh hoose somalida waxayku mah mahdaa meeshii ay macal ugabrto ayeey macaluul ugu baqtigaa deegan layaqaano oo laogyahay ninkii dagan hadii aad ku fikirto adigoo meel nabad ah joogo aad leedahay ninkii aniga iga hor imaado xoog aan ku maquulaa xoog iyo boob iyo dhac iyo kufsi iyo xaaraan iyo ku qabso ku qadimaysid waa dhamaatay hada waxaatagan ku qabso qabriga aa lugu geena wlhi dhaar hadii aad taqaano wax badan somali way kala xishootay lkin xaqa waa lugu tusasaa ee iskeen dhulka aadan adiga leheen waa ku babaeesan somali dad badan ayaa ah lkn somalia ayaa lisku heestaa dadka wadanka xoreeyay waalayàqaana oo gumeesiga kaxoreeyay oo u quuray naftooda iyo maalkooda ku bixiyay looma dhiibin wadanka waxaa kale oo aad soo sheegtay ninkii layiri adiga calnkaan gee miyaa ku tilmaameesaa gobo ninmo ader gobonimo waa tan maanta kasocoto gobalka shabelada hoose waana laga xoreeyay gumeesi midabkeena leh iyo kii midabkle leh xasan culusoow iyo dadkuu xaaranta ku dhoobay diyaar ayaan u nahay hadii aan biimal maxamed xiniftire ah cadaw kasta af meel malugu qabsado hadii aad ledahay soo raac dulmiga ingana xaqa ayaan laatageera wsm

  7. biyamal runtii waa qabiil mucjiza ah tariikh ahaan.soomaali waxweyn u qabteen.biyamal Somali waxay ka xureeyeen abbysinia Ethiopia 1576 A.D waxaa ka dhashay biyamaal [AL-imam AXMED IBRAHIM al maxamuud geelmawaaye[AXMED GUREY]somalida Ethiopia waxay maamuleen 72yrs.markii uu dhintay axmed gurey kadibna amxaradii soo xoogeysatay.somalidina si xun loo lajabiyay,ayay somalidii ay ku soo jeesteen beesha biyamaal.waxayna ku dhibkani biyamalow idinka ayaa noo soo jiiday dhibkan taagan.taladii soomaalida biyamalow amxaaro waxay rabtaa intuusan hal qof idinka harin ee carigan ka guura ,dhulka [GELIDIGA BAGDI]aada maahmaah can baxday wagaas ayaa eheed.marka ay amxaarada soomalida waydiiso biyamaal aaway waxay ku dhihi jireen biyamaal baxay bagadi u soofay.yaacnii dhulkii bagadiga ayay aadeen way guureen dhamaantood.AXMED GUREY duriyadiisa manta waa qabiil biyamaal ka tirsan uguna badan waliba waxaana loo yaqaan reer axmed gurey.waxaana ka dhashay wasiirkii hore ee gaanshaandiga soomaaliya,MUDANE MUXUYIDIN MAXAMED IBRAHIM….markii ay yimadeen koonfur AJUURAAN oo qabiilada koonfur dhan na gumaysta ayay naga dhiciyeen.suldaanka ajuuraan caano iyo subag ayaan uGu qubeen jirnay biyo wuu iskalawaynaa in uu ku qabeysto.waxaa la oran jiray magaciisa GEEDI SHAMBOW.maalinta caanaha loo qubeyn jirana waxaa dhhijiray caana shubka suldaanka.aad ayuu u gumaystay koonfurta.markii danbe ayuu biyamaalkii ku yiri kaalaya idinkana caaanaha igu shuba.markaasay ku yiraahdeen maya falaadh iyo waran ayaan kugu shubaynaa, dagaal 42 sano socday ka dib boqorkii ajuuraan iyo saldanadii quruxda badnayd way dhacday…..narrated fro elders…

  8. historiga waxaan ku maqlijiray ajuuraan ayaa soomliya kaxoreeyay cabaaziyiinta oo wada gumeestay soomaliya oo idil marka aniga ma maqal biyamaal aa wax xoreeyay dad kayimid itoobiya oo kasoo cararay xabashida oo xabasho sh ayay ahaayeen dhulkaana dool ayay kuyimaadeen dadkii talyaaniga kula dagaalay koonfurta waxay ahaayeen hawiye siiba habagedir una taagnaa waligood ineey ka xoroobaan gaalada reerbaayna waxay rabeen iyo kuwaan doolka kuyimid inuu talyaaniga sii gumeesto soomaaliya waana laga diiday oo waxaa diiday shiikhii geesiga ahaa ee habargedir waana lagu guuleestay inay soomliya xoroowdo marka waa su’aale dadkaan historiga oo fake ah intee looga soo dhiibay iyo gabar meeshaan kuwaalatay wacdaan wacdaan siyaasada waxba kama taqaanide waabaayada iska jooji aad ku hadleeso sharaf iskuyeel waa hadaatahay hawiye hadii kale ku gabay wacdaan habeen iyo maalin.

  9. Hawiye ha ku qaraabanine ku ekaaw hg
    Wacdaan cismaan ma gaartid oo waa kan taarikhdisa ay ku qorantahay matxafyada adunka e adagoo kale maad mooday oo taariikhdaadu ay dhac iyo boob ay tahay
    minii aad degeneydeen maxey taariikhda i diin xusi weysay waxaan dhul iyo beero dhacoow ahayn ma idinka xusune maxaase hadda hawiye ugu qaraabanee wacdaan cismaan dhulkiisa markii uu tuuga hg u magacaabaayey nin cidiisa ah hawiye ma ahan miyaa horaa laguu sheegay habartaan hoos cambe dejinaa heerka u dambeysa waa hubsanaa marka waa tii lee waaye waxa ku hasto

  10. TO gabar cismaan darandoole horta waxaa kuheeso cuqdad farabadan koo dheh adiga dartaana uma caaynaayi wacdaan oo walalaheen ah marka waxaad raadineesaa inaad wax isku dirto hawiye dhexdiisa kuuna suurto galimeeso maxaa yeelay waa loojeeda saad uhadleeso marna hawiye difaac marna hawiye kala dil dulmiga aad wadid iska daa ayaan kudhihi lahaa cambana dhulkeena wuu kabaxaa iyo wx walba madagani aniga carab iyo dhul aan geedo laheen marka ogoow inaan ahay ninmankii cuslaa ee calankaan kuu keenay anagoo hawiyena talada wadanka anagay naga godaa adigase umaleenmaayi inaad hawiye tahay ee magaceena noodaa oo galkuwaan biyomaal ama eelaayda mirifle kuwaas ayaa ku caqlitahaye.

  11. To Mukulaal dheere Wacdaan hadey walaalahaa maxey idiin dhibee taariikhdiisa
    waxa la joogaa waqtigii aa hawiye ku qaraaba jirteen maxaa beenta u sheegoosiin
    hawiye xitaa wax ma u ogolidiine hawiye ma ahoo kuwo ood shalay dhulkiisa kula dagaaleeyseen mudulood murusade xawaadle
    kuli yaa dhaafteen markaad ka soo quusatay xamar oo indhahaaga oo shan ah ay mudulood u tashteen oo la idinka qaaday xitaa dagmadii aad mukulaal madawga ka ehedeen
    maa hada rabtiin iniid isku muujisiin sh hoose been ha isu sheegina ma degtiin sh hoose dhulkiinii qaleelka ahaay iimaansada
    dhul islaameed ha u indho cadeeynina qof kaleba iska dhaafee xitaa hawiye ma idin rabto waa la idin bartay yaa sireeysin ma kale hee hadiise runta la idiin sheego maxaa dadka u dhahdiin hawiye ma tihid
    mise hawiye idinka lee eh

Comments are closed.