Dhegayso..Beesha BiyoMaal oo dib ula wareegay No50 kuna sii siqaya Marka Cadeey.

3
213

marka

 

 

 

 

 

Wararka caawa ka imaanay magaalada Marka Cadeey caasimada gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in maanta casarkii ciidamada deegaanka beesha BiyoMaal ay u suuragashay in Maleeshiyadii beelaha Hawiye ay xoog uga saareen deegaanka No50 degmada Awdheegle gobolka Shabeelaha hoose sidoo kalena ay caawa aad ugu sii siqeen degmada Marka iyagoo wararka qaarna ay sheegayaan in maleeshiyadii Hawiye ay ka wada baxeen deegaanada dhaca inta u dhexayso N050 ilaa Shalanbood.

Dagaalkii galabta ka dhacay N050 ayaa waxaa maleeshiyada Hawiye looga dilay 8 halka ciidamada deegaankuna ay 3 kaga Shahiideen.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

3 COMMENTS

  1. Waa sheey lagu farxo mooryaanta hawiye waa in laga saara gobolka sh. Hoose waa is kaleh digil iyo mirifle ayaa usoo halgamay dhulkaas wana la ogyahay

  2. @ to beelweeynta garre

    ugaas waaxa ficned inu Garre oo dhan saad u fakartay ama u hadashay aaaminsanaado waayo dadka gabolka dega waa mid dagaal ku jira iyo waa mid laabta ka dagalamaya sidaada iyo sideena o kale lakin walaalaha garre qaar ka mid ah ayaa hawiye uso maraya inu gabolkan hanto. sida MARDAADI, IYO SIIDI.

    mida kale anagoo ka tusaale qaadaneyno sidii falaastiin dhulka looga qatey oo ahed in koow ayaga xariir lala sameysto guriyaha laga iibsado gabadhaha laga guursado kadibna marki yahuudii xoogeysatay tiri falaastiney meeshan ka guura. sow hadana siyaasinta walalahena garre ka soo jeeeda ee hada hawiyaha yiri gabolkiina ku duula i kor qabo, ayaga aya koow ka shaleyn doona intaan la gaarin umada kale.
    any way digil iyo mirifle, biimal, jarerweyne iyo reer xamar koleyba wa la dhimanayaaye maanta maalin nimasho nooga haboon tahay ma arko aniga an la daagaalno dadka gaboolka dhaxe ka so hayaameey.

  3. alaahu akbar Guul ilaah ayaa garab idin ah
    Dhulka ayaa idin Hiilinaaya walaalihiina digil ayaa garab idin ah Qofkiina inshaa alaah waxaa uu u dhigmaa 10 iyaga ah waana ka guuleysan Doontaan sabra adkeysta ina laah maca saabiriin. inshaa allaah iyagana cabsi iyo walwal ayaa illaah ku cabuurayaa gardaraale ma guuleysto,

Comments are closed.