Dhegeyso:- Xildhibanada Iyo Siyaasiyiinta Beelaha Hawiye oo usoo Xeed Xeetey Dulmi Hor Leh

6
80

hawiyeXildhibaano Siyaasiyin iyo Waxgaradka Beelaha Haweiye oo maanta kulan ku yeeshay Magalaada Muqdisho aya ka shiray Sidii Beelaha hawiye Deegaanada uu ka dago Gobolada Dalka uu ugu sameysan lahaa Maamul ay ku Mideysan yihin.
Xildhibnanadaas iyo siyaasiyiintooda ayaa marar badan ku nuux nuuxsadey in gobolka shabeelaha hoose iyo shabeelaha dhexe ay ayaga u badan yihiin xaqna u leeyihiin iney maamul u sameystaan.
Xildhibaan C/raxmaan Dheere ayaa Warbaahinta u aqriyay War-war muritiyeedkii kasoo baxay shirarkaas ey beryahanba u fadhiyeen magalada muqdisho.

 

xildhibanada hawiye

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

xildhibanada hawiye mobil

 

Daafeet.Com

6 COMMENTS

  1. waa tuugo isku yimid waxaan buburin aheyna dhaxal uma laha dadkaan 24sano ee burburka wadanka ayaa ka masuul ahaa waxba ma dhisaan waxbay bur buriyaan haddii maanta loo daayo xataa maamulka ay hadda sheeganayaan ayagaa beri isku dagalaayo waxaan burbur aheyn lagama faaiidaayo shabeelle isku sheegaayo

  2. WAXA LA YABANAHAY QABIIL DHAN OO GRAN LA GODKA AY KU SOCDAN WAXAY GRAN LA YIHIIN IN HBAR GIDIR AY KU RADSANESO XAQDRO DHUL BOOBNA U SOCOTA AYAGOO ISTICMALAYA MAGAC HAWIYE. SOMALIYEY KU CIBRO QATA QOOM MARKI AY WADA DALIMIIN NOQDAN SIDAN A U DAMBESA. OO MANTA HBAR GIDIR WAXAY QAXOTI KU YIHIN WADANKODI XITA CIIDA IYO DHIRTA IYO XOOLAHA AYA KARHAY ISKAB DA BANIADAM ILAH KARMDEYAY ABGAL WACESLANA WUU DABA SOCDA ILEN WAXA FUTADA KA DHEX JIRA HBAR GIDIR WA WACESLE OO WELIGIS XAQA IYO CDKA ABGAL DHICI JIREY ABGALKA KALENA AN WAXBANA U OGOLEYN.

  3. waa Wax laga xumaado in xiligan ay sii socoto xumaantii ,dilkii, dhacii,iyo boobkii mudo badan lagu hayey shacabka soomaliyeed..gaar ahaan rer sh-hoose..habar gidir hadii dowlada muqdisho ay ku caawineyso hubkii loogu tala galey in lagu difaaco wadanka in loo adeegsado shacab masakin ah oo aan waxba galabsan taasi waxey horseedi doontaa dhibaato kale oo aan dhamaad laheyn,waana in ay ka waantooban qoloyinka hawiye hagardaamada ay u maleegayaan shacabka deeganka..

  4. kkkkkkkkkk waryaaada isdejiya hawiye dhulkiina marabyo oo abgaal iyo wacdaan iyo xawadle dhulkooda barwaaqa ee habargidir iyo murusade aa dhulkooda dhagax yahay iyo webi la aan marka iska dhiciya calaancalka naga daaye kkkkkkk mese habargir aa idin tunta asaa hawiya dhan umaleeysan waxa idin dhibaa waa habargidir iyo murusade gaajeeysan ee barwaqadas rabo ee iska dhiciya anagana eeda beenta naga dhaafa

    • QABAILADA KU DULMAN MAGACA HAWIYE MURUSADE/GUGUN DHABE IYO XAWADLE OO LAGA DHIGAY HAWIYE WAXAY DHMANTOOD KU WADA DULMAN YIHIIN MAGACA HAWIYE

  5. yaasiin ciise kadaa tooshka aad lawereegeysid beelaha bilada mudan murusade haka wasaqeyn shaatiga maxa yeely wixi xun habar gidir aa noo qaabilsan hadii aan wax dhacno ayaa dhacdy hadaan dilno ayaa dishy hadaan wax boobno ayaa boobty abgaal iyo murusade hadaaqan kaliya

Comments are closed.