War Deg Deg Ah:- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Oo Xilkii Ka Qaadey C/Fataax Geesey Iyo Shiine Macalin

5
64

nuunoowiXafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa kol dhaweyd waxaa uu xilkii ka qaadey wasiirka arimaha gudaha ee dowlad goboleedka koonfur galbeed C/fataax Maxamed Ibrahin Geesy iyo wasiir Shiine Macalin.

Labadan wasiir ayaa lagu eedeyey in ey ka shaqeynayaan dabar goynta dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya ayagoo beryahanba muqdihso ku sugnaa isla markaana ka shaqeynayey sidii ey dhibaato ugu geysan lahaan dowlad goboleedka.

Xil-ka-qaadis

Daafeet.Com

5 COMMENTS

  1. Madaxweyne Madobe Nunow iyo Golaha Gurtada go’aankey gareen waa welcome dadkaga Dhinac ka rac Yadan dhumine Dhinac ka rac. Nin Gumeysi Dhansadey Guldara uu dambeyse Guleystayalow Gediga Wada. Mamul Dowladeedaka Kofur Galbed waa kanu Galbayeey ku kale mooye.kanu Galbayeey waa Guul Alleh.

  2. Dowlada Muqdisho strategiyadi Gumeysiga ayeey shacabkeda isugu isticmashey oo ahayd Divide an Rule. Kofur Galbed shekada horey ayeey uu so martey oo leysu so adegsadey nidam jirana lagu burburiyeey Markan Alleh ka sokow waa la didey,NEVER AGAIN Gela laba Jir so Maryeey.

Comments are closed.