Dhageyso..Jawaari oo muujiyay Munaafaqnimadiis iyo Geesay iyo Mad-deero oo is khilaafay.

12
78

saraadoIyadoo ay weli ku guda jiraan madaxda Dowlada Soomaaliya dabaaldega guushii ay maanta kasoo hoyeen waxmagaratadii reer Mirifle ee u saxiixay heshiiska lug-gooyo ayaa waxaa hadana soo baxay in waxmagaratada reer Mirifle ay durba isku khilaafeen halka ay wax ka bilaabayaan maadaama heshiiskaba lacag loogu meeriyay isla markaana ayan xitaa iska akhrin.

Cabdifataax Geeseey oo horay u ahaan jiray wasiirka arimaha gudaha Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed ayaa waxa uu saxaafada u sheegay in waxwalba ay haatan kasoo bilaabi doonaan EBER halka Mad-Deerana uu sheegay in maamulkooda la dhamaystiri doono oo iyagu lagu biiri doon.

Halkan ka dhegayso Codadakooda waxaana ku horayndoona Geeseey

 

Unknown Album

12 COMMENTS

  1. Jakad been aha dad kama dhigeyso ee Gobanimo waa uu dhalasho Mirifle ma matalaan magacena noo dhafa wixi cado qato aha ayaga naftoda uu aha Qabil shaqo kuma laha Qadiyadan kuwa kale ayaa Xorey uu so gatey ma ley weydiiyeey maxa ay ka hayaan OOOOO kuwan saas ka daran ayaa uu dambeyndoonto wixii qayano ka taliya meel daran ha uu dambeyso Amin.
    .

  2. KKKK KKKK KKKKKK MUNAAFAQIIN IS ARUURSADEY AYAA 23 SANO CABAAYEEN DHIIGGA MASAAKIINTA IYO MAATADA, HADDANA AAN WELI KA WAAN TOOBIN.

    WAXEYSE ILOWSAN YIHIIN IN TANI AY SOO DEDEJIN KARTO BUR BURKOODA IYO DHAMAADKA SHEEKADOODA RAKHIISKA AH MAXAA YEELEY SHACABKA WUU FAHMEY KHAYAANADA KA SOCOTA SOMALIA IYO MUNAAFAQIINTA HOR BOODAAYA SIYAASAD KU SHEEGTA REER DIGIL IYO MIRIFLE.

    KUWII U SACAB TUMAAYEY DULMIGA SOMALIA 23KA SANO WAXAAN UGU BISHAAREYNAYAA INEY HADDA LUGTA LA GALEEN NAARTII AY KASBADEEN, DAGAALKANA HADDA AYUU BILOWDEY , WUXUUNA U HORSEEDI KARAA SHACABKA BUR BUR IYO BARAKAC CUSUB ILAAHEEY HA KA BAD BAADIYEE SHARTA JAWAARI IYO XARIIF SAKIIN INSHA ALLAH.

  3. On April 1, 2002, Shatigadud became the President of the Southwestern State of Somalia, an autonomous self-proclaimed state in southern Somalia centered in Baidoa.[3][4] The polity’s organization was thought to be a move to show the disaffection of the RRA with the nascent Mogadishu-based Transitional National Government, as well as an act to counter the influence of the Somalia Reconciliation and Restoration Council (SRRC) in the same regions.[4]

    Internal disputes developed between Shatigadud, who wished to support the new Somalia Reconciliation and Restoration Council (SRRC), and his two deputies, Sheikh Aden Madobe and Muhammad Ibrahim Habsade, who wished to continue to support the TNG. The conflict resulted in many deaths and calls for Shatigadud to step down as President.[5] Habsade continued to meet with TNG leaders ostensibly with the hope of being part of the nascent national government.[6] The feuding leaders of the RRA were eventually reconciled and, though conflicts periodically erupted thereafter, all joined the Transitional Federal Government (TFG) at its formation.

  4. Shekadi ayaa so noqotey “tra i due litiganti il terzo gode” labadi qeyb aan leysku haysta sida(SRRC)(TNG)midna lama racin mid sedexad oo kuwa burburka lo adegsadey aysan ogeyn aya lagu biriyeey (TFG) Planka dhan wuxuu aha sidee lo BURBURIYA MAMULKAN AY SAMEYSTEEN SOUTHWEST STATE. INDHA ha la Furo intey Gori Goor tahay Wax OO laga so bilabaya ma jirto mamulkanwaa jira malin kasta cado Qatayaal magacena wata iney dadkena iyo dalkena ku dheelaan ma yeli karno am aan kala baxno nimba Geki Maridi ha iska RADSADO

  5. as wr wbr walaalha kofurta galbeet oo 6 gobol waxaa idin sheegaa aqligiin ku maamusha dalkeena qabiilo badan ayaa rabaan in idin fur furaan oo la idin baabiyo dadkiina iyo dalkeena ee maskaxdiin iyo fikaradiin ku maamusha waana la idin kala gadi doonaa iska fiirsha sidaas iyo macasalaam

  6. Sxb yaasiin abiikar adiga ha bilaawin kala daadsanaata mida kale Qabiil dhan ayaad u gafeysa war intaad xanbaari lahayd Dir iyo Hawiye , Daarood qaarkood oo aad leedahay 6 gobol intaas way dagaan hadii qabiiladaas dhan leesraacin karo somaliya oo dhan dowlad la’aan ma ahaan lahayn, mida kale labada jubbo sxbow waxaan ku leenahay hal degmo oo xitaa ka yar degaanka warmaxan taaso ah saakow marka intii la dayici lahaa gobol dhan oo hada Hawiye iyo Dir ku loolamaayo sxb waxaa dhaanto inaan iska iloowno wax la yiraado 6 gobol beelaha Digil dhan oo dagan shabeele hoose iyo walaalaha Bimaal u bahan in la badbaadiyo Raxawaynta saakow dagan xaqooda aan uga raadino kismaayo si siyasadeysan ninyahoow aniga kaga aqoon roon jubboyinka ee umada ha u bilaawin dagaalka mida kale beesha mareexan markay lahaayeen Harti groep , Absame, Ahlusuna wajameeca oo mareexan adiga maku soo xasuustayn shirkaas jawaabta waa maya hada markii ahmes madoobe abooda kala wareeray yeey nagu soo hoos dhuuman mareexan xitaa gobolka Gedo degmo ka mid ah inuu nin Raxawayn ah inuu madax wayn ka noqdo ma rabaan ee adiga foodada daah

  7. Wax yar ba iloobay somali waxay tiraada run iyo ilkaba waa la cadeya bal juboyinka iyo Gedo sidan u qeyx umada hadii kale foodada daah
    1:Afgooye= gudomiye Digil
    2:Wanlawayn= gudomiye Digil
    3:Qoryoolay= gudomiye Digil
    4:Awdheegle= gudomiye Digil
    5:Sablaale= gudomiye Digil
    6:Kuntubaaray= gudomiye Digil
    7:Baraawe= gudomiye Digil
    Gudomiya gobolka Digil
    Kaliya marko iyo degaanada hoos yimaada beesha Biimaal gudomiyaal ka yahiin
    Markaa waxaa rabtaa gobolkaas aan ka nahay 90% inaad hawiye gacanta u galisid intaad nagu mashquulineeaan juboyinka oo aan hal degmo ka sheegano

  8. kkkkkkk horta soomali majirto miyaa nin walbo hadii gobalkiisa goosto soomali weey udhamaata waa hugaamiya kooxeed labaad sheekadaan hadii majeerteen gobal xirta oo isaaq gobal xirta oo dhulmahante gobal xirata oo habargidir gobal xirata oo xawadle gobal xirta oo mariixan gobal xirta oo eelaay gobal xirteen oo abgaal muqdisha xirta kkkkkkkk soomali magaceeda wuu lumay ee inte qaxootiya oo qorba jookto meeshooda iyo nabad inta kale qabiil iyo gobal goosi aan idinku ogahay iyo dowlad neceb iyo dowlad la aan

  9. ( آيه المنافق ثلاث إذا حدث كذب وإذا وعد أخلف وإذا ائتمن خان ) .. وفي رواية (وإذا خاصم فجر)

    يُخَادِعُونَ اللَّهَ وَالَّذِينَ آمَنُوا وَمَا يَخْدَعُونَ إِلَّا أَنْفُسَهُمْ وَمَا يَشْعُرُونَ * فِي قُلُوبِهِمْ مَرَضٌ[2]، يعني شك وريب، فَزَادَهُمُ اللَّهُ مَرَضًا وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ بِمَا كَانُوا يَكْذِبُونَ[3]، فهؤلاء هم المنافقون. walayaal kuwa ilaahay iyo nabigeena ayaa acdeeyay waxay yihiin,adduunyo kuma liibaanayaan , aakhirana naar kulul ayaa sugaysaa, ilaah waxaan kabaryayaa, shirqoolka ay maleegayaan inuu iyaga ku rido muslimiintan masaakiinta ahna ilaah haka badbaadiyo, aamiin,

  10. Damir laweyaal Doqomo iyo kuwo aan kalsoni isku qabin ayaa la gadanaya Xaq uu Diriir waa harayaan Insha Allah. VIVA KOFURGALBEED DOWLADEEDA, VIVA GOLAHA GURTADA KOFURGALBEED VIVA SHACABKA KOFURGALBEED

  11. aniga waxay ila tahay in qiyaano qaran la galay dadka degaanka 6da gobol koonfurta galbeed waxaa qiyaamay niman aan ku tilmaami karo dhuuni qatayaal marka geseey iyo shiino qiyaano qaranka maamulka konfurgalnbeed ayay galeen waa in talaabo laga qaado oo haddii ay ku soo laabtaan xarunta maamulka maxkamad la soo taago waxay mudan yihiina la marsiiyo si ay kuwo badan ugu waano qataan lakiin haddii aan saas la yeelin tusbax goay ayaa la noqonaya ee iska dhaafa mirifle waaye iyo reer hebel waaye ee danta guud la la illaaliyo oo nimankaan sharciga ha la hor geeyo odayaasha dhaqanka waa inay doorkooda qataan oo nimankaas talaabadii ku habooneyd laga qadaa haddii kale waxaad dhisteen waa eber

  12. kkkkkk maamulka Lagu Biirayo uu shegayo mad keer waa kee. geesey oo Lex meel eber ah ayan xada ka bilabeynaa dowladii 1.5 loo Fadhiyey asaga iyo shiine may sidaas ku baabiciyeen balse cilmigeeda iyo aqoonteeda ma leeyihiin in ay wax dhisaan mise lacag qadashada oo kale ayuu u moodaa wax dhisida.. Al shabaab maxaa duurka Looga Raadinaa madaxtooyada iyo xalane ayey Degen yihiin kuwa shalay meesha iskugu yimid al shabaab iyo iyaga yaa Roon
    xadaba madaxwene madoowe Nuunow waa in uu ku Dhawaaqaa Dagaal aan dhamaad lahayn oo lala Galo Habiye iyo Dowlad ku sheegta iyo Gaalada iyo kuwa la jira Qof kasto oo D&m ahna waa in uu bixiyaa dhaqaale wixii aruura uni lahayd hala kala qeybiyo oo jihaad waa in la Galaa waxa shalay Vila somali iskugu yimid waa in looga Horseedaa
    Dagaal cad lagana bilaabo elipoka baydhabo kuwa jogaan nocay doonaan Ha ahaadeen afey
    xasan Dhuglawa iyo eberow waa in loga Hortagaa waxa allaale qof walba wixii awoodi karo TALO DHAMAAN REER KON FUR GALBEED WAA IN AAN LA DHAGEYSAN TV QABIILKA LOGU ADEEGO OO LAGU TILMAMO IN QARANKA XAMAR LEEYAHAY hala QAADOCO

Comments are closed.