Dhegayso..Calaacalka iyo Caqlixumada Hawiye

9
55

xaad

 

 

 

 

 

 

 

Waa dhab oo waa dhacdo aan la inkiri karayn in Hawiyuhu ahaayeen kuwii horseeday halaaga ummadda Soomaaliyeed misna ka ganacdasay dhiiga Shacabka badayna halka maanta ay joogaan ee caalamku ugu halqabsado ee ah Gurigii Gaajada,Kii Burcad Badeeda,Kan Dadka waxmagaratada iyo Cawaanta.

Hadaba hadafkii halgan ku sheegii Hawiye ayaa waxa maanta uu soo bandhigay wajigiisii dhabta ahaa ee uu Ummadda u laynayay u barakicinayay una Baqdingelinayay…Ha yeeshee gari ALLE ayay taqaani waa kan maanta Hawiye Holcaya,Calaacalaya oo weliba weli jahwareer ku jira.

Halkan ka dhegayso Jaahil XaadUnknown Album

9 COMMENTS

  1. raali gelin digil makawado 10% waxaan kawadaa biyo maal iyo kuwa ujiibinaaya ee mirifle kuwaas waa dad yar marka kubishaareesta waligiin inuu hawiye idiin taliyo digilna waa madaxdiina oo sagaaba udhiibeenaa madaxweenaha shabeele state waa na dad culus lanoolaan karo hawiye mustaqbalkana waxaan ka dhigi doonaa madaxweenaha umada soomaaliya insha’allaah

    • Mar wa somali mar wa beelaha hawiye. Mar was Irir mar. Wa hiraab. Mar wa ururka beraleyda shabelada hoose. Mar wa daami. Kkkkkk. Walaahi. Cara Alle aya. Ku dhacday. Kuwan jahwareer Aqoon daro. Jahli. Cuqdad xaasidnimo ilahoow wax hanoogu darin kuwan. Shaqsi ayaga oo Lagu. Arko koonfur galbeed. Nolosha. Ha lagu. Gubo

  2. muqtaar dheere ninka wato meesha kuma qaado ka dhex bax shabeelada hoose maahin dhul hawiye ee waa dhul digil iyo biimaal reer banaadiri iyo wacadaan, marka ciilka waxa kaa keenay waan gartay xabada ay biimaal dabada kaa soo geliyeen kuleekeeda ayaa warka kaa keenay, mida kale koonfur galbeedna way kacday intaas oo mirifle lagu daray ayay u taalaa inay ayaheda ka hadlaan xaaraan inaad ka cunta qadkeda waa la jaray viva koonfur galbeed

  3. hawiye qurunle waa xaaran ku naaxayaal waana sida aad u sheegtey wa kuwa u geystey dhibka soo marey shacabka soomaliyeed 23kii sano ee la soo dhaafey..haatana kama waantoobin ee waxey rabaan iney xoog ku sii heystaan dhulki iyo dadkii ay caadeysteen iney dhacaan ,dilaan,kufsadan,..taasina waxey noqon doontaa dhibaato hor leh oo soomali u taala gaar ahaan shacabka degan koonfurta soomaliya..

  4. Mr #Mukhdheere sxb siyaaasadu ma aha mid idinku qeybisaan wixi horena wey dhamaadeen ee kaagama baahni inad adi dhulkeyga iisaameysid oo ad madax majo midna iga dhigtid. sxb dhulkaan dadkiisaa utashadey ee hakuhungoobin ee dhulkaaga alle haku barakeeyo shabeelaha inaa shacabnimo ugu noolaato xaq ayaa uleedahay bcz somali ayaa tahay lkn taladeeda dadaa iskaleh ee adi kuumataalo. waadna mahadsantahay

  5. shacabka soomaliyeed waxaan u sheegayaa iney ka hortagaan ayagoo isku mid ah kuwaaan dhibka ku haya umada soomaliyeed ee aan waxba galabsan..

  6. To.. Mukhdheere
    Inta aad hadalada maalaa yacniga meel iska deysid dadkaada dhinac ka raac maamulkan 3da gobolna waa shaqeynayaa.. Mar walba waxaa garabka ka taagan geesiyiinta gobolka shabeelada hoose…
    Digil na dad walaalo baan nahay adiga noocaas oo kale ah oo meel fog ka yimaadayna ma isku diri karo nacasyahow maangaabka ah…
    Dadka deegaanka wey tashteen ee shacab adigo ah gobolka soo gal.
    Biimaal oo kaa sii jeedana adaa toos usoo kiciyee hada iska dhici.
    Shalayto ciidamo tiro yar aa kula dagaalsanaa lkn hadda biimaal meel walba uu joogo xabad ayaad kala kulmeysaaa xaaraan cunayow aan iimaanka lahay.
    Taariikhda hadaadan hore usoo dhigan hada ayaa lagu barayaa. Taariikhda shabeelada hoose sooo baro.

  7. somali wa istaqan ee fanka iyo shaafeerada iyo waxadan eheen iska dhiga naga dhaaf ee soomalinimo kusoo dhawaada soomali waa irir somali somali maxamad inta kalane kuwa jasiirad ka imaada iyo kuwa birmaala iyo kuwa gamuun malaa iyo kuwa qaansa maala iyo kuwa biyamaala eey ahaayeen marka qofki shalay saas ku imaada maantane nasab iyo dhalad noqda tariiqda soomali raaca

  8. To markaawi laxda labaxdayoow waxaan kuu sheegaa inaad doqon tahay becouse saad u hadleesid ayaa laga dha dhansankaraa adigoo kalena waa kuwii aan iska gumeesan lahaa waligood maxaa yeelay caqli malihid war intuu cirka kaajiro ayay kaajirtaa inaad dhulkaas wax kuyeelato adigoo biyomaal ama mirifle ah balanteenana waa adigoo aan kaaga soo haraa itoobiya meeshaad dhulkaas kasoo gashay faq faq halaysbarto wxaana uharidoona waa habargedir oo soo soco hada waxba kulama dagaalin 200 oo caato ah ayaa kula dagaalay filo in korkaaga ay imaan doonaan libaaxyadii habargedir oo iswata kaanan laabaneen balmarkaas ayaad arki doontaan waxa ay habargedir gasho.

Comments are closed.