Dhegayso..Maxamuud Sayid Aadan”Marnaba kama tanasulayno doonista shacabkeena oo Lix-gobol ah”

7
90

siidMadaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka KoonfurGalbeed Maxamuud Sayid Aadan oo maanta khudbad ka jeediyay xaflad lasheegay in lagu mideeyay fikirkii maamualda Lixda iyo Sedexda ayaa waxa uu si geesinimo leh uga horsheegay madaxda dalka in marnaba ayan ka tanasuli doonin rabitaanka shacabka ee ku aadan in ay goboladooda lixda ah ay midaysnaadaan yeeshaana maamu qura

Dhagayso khudbadiisa oo dhamaystiran

 

Unknown Album

7 COMMENTS

  1. mahamuud sayid aadan laba shay ismaqabtaan, waxaad tiri waanu katanazulney lixdii ee waxaan qaadanay sedax – sedaxdu waa bay , bakool , iyo sh/hoose, waaxaadna leedahay baydhabana waanu usoconaa, side isu qabanaysaa, waa inaad aadaa kismaayo me jubba land, teeda kale golaha gurtida waxaxaa iyana laga rabaa inay iyana xilka kaqaadan mahamuud sayid aadan waayo wuxuu ka noqday heshiiskaa sedax gobol, meeshaa waxaa kacadhkiyaamo, suaashu waxay tahay mamulka baydhabo joogo malog yahay misa lama ogaa.waxaan ogaan doonaa saacadaha soo socda jawaabta ay ka bixiyaan arinkaa,,

  2. Maxamud Sayid khutbadaada waa wanaagsan tahay waa sidii laga rabay nin hogaamiye ah u hadli lahaa, laakiin reer Baydhabo, waa Mirifle 8&9 oo xaasid isku ah sidee wax u qeybsan doonaan. Koley adiga daarood ayaa ka tahay jogo kama weyneysid Kismayu ama Xamar laakiin Digil yaa u maqan? so ma haboona in ay iska raacaan Shabelle State oo laga yaabo in tixgelin badan ka heli doonaan, waa fikrad meesha ku jirto.

  3. Gobanimo waa uu Dhalasho Nolow Maxamuud Sayid tariqda ayaa ku Xuseyso kuna Xusi doonto.Duntisa ayaa Hariir ah.

  4. yes shabee state madaxweynaha waa digil marka dan noguma jirto kan halagu kala tago

  5. Hassan N.B sxb shabeele hoose iyo shabeele dhexe isku lahjad iyo isku dhaqan ma ah shabeele hoose afmaay maay iyo af reer marko loga hadlaa mida kale Hawiye gobolka degmo buuxda kuma laha half afgooye dagaan siiba wacadanka ee umada dhaqan iyo lahjad iyo dhalasho isku raacayan midka kale Raxawayn 8iyo9 xiligii la dhihi jiray waa ka waynaadayn ee kaluumeysiga dhaxdeyna daah ee hadaad tahay Hawiye soorta digil ku koray cadeyso sxb

  6. sanadkan digilka shabelada hoose dega iyo digil iyo miriflaha dega jubooyinka hadii loo adeegsadey ciidamo afrikan ah sanad walbo ciidamadas afrikanta ah hawiye iyo daroot ma adeegsan doonaan su aasha taala taas ah ciidamadi afrikanta sanadkan la adeegsanaayey naago hawiye ay la seehanaayeen san aragney siiba abgaal qabiilka la dhaho maah maahdoodaba eheet areey dheerkaas ma ceshehee mise waa careysahaa kkk afrikantan sanadka danbo amey dhahaan naagiyahow gebdhahina yer yer aa rabnaa idinka wa wasaqowden ama ay dhahaan madahweynaha somaliya gebadhiisa aan rabna kuwan kale naga daba wado nama an facaan war kalaa sugeyna wsc

Comments are closed.