Jawaari oo DHabarka ka Toogtay Rabitaanka Shacabka Koonfurgableed

10
103

jDadka ka Faalooda Madaxda Dowlada  Soomaaliya ayaa mar hore sheegeen in Jawaari uu yahay Nacamleeya. Sida La socotaan Jawaari asiga ayaa Shirkii Baydhaba ka yiri Rabitaanka Shacabka iyo Dastuurka ayay Dowlada ku shaqeenaysaa. Nin shali ku yiri Dadka koonfurgalbeed wax Dhista ayaa Maanta ogolaaday Shirqool ay maleegayeen Xasan Sheekh iyo C/weli  ayagoo adeegsanaya Shariif Sakiin, Geesay iyo kuwa kale.

Villa Somaaliya ayaa xalay Laga seexan, Xasan Sheekh iyo C/weli ayaa Jawaari ku cadaadiyeen in uu Soo Xaaadiro Heshiis shirqool ah oo lagu burburinayo  Rabitaanka Dadka Weynaha Kooonfurgalbeed.  Ugu Danbeyn ayaa Jawaari aqbalay in uu Soo xaadiro Shirka looguna hanjabay haddii imaan waayo in Xilkiisa Shariif Sakiin lagu wareeginayo. Tani waxay Daliil u tahay in Mas`uuliyeenta Matala Digil- MIrifle Go`aan gaari karin, Taasina waxaa ugu Wacan ayaga laftooda Marka Doorashada Madaxda Dowlada dhacaysa inay Beelaha kale dhaxaan aniga Gudoomiye Barlaamaan ii doorta oo beeshiisa cod ka raadsanaynin balse magaca Beesha Xil ku raadsadaan.

Marka Nin marka horeba la keensaday, miyuu Aayaha Dadkiisa u doodi kara???  Jawaabtu waa maya. Arinta ka dhacday Maanta ka dhacday Villa Soomaaliya ayaa la ogeyn waxa ka yeeli doonaan, Madaxweyne Madoowe Nuunow iyo Odoyaasha Koonfurgalbeed.

 

Daafeet.Com

10 COMMENTS

  1. Voiceless,Damirlawe, Kalsonilawe, Dacifnimo uu si dhertahay ayaad dad Moodeen Dollar cabude,Diinlawe ileen qof diinta yaqana Qayano ma sameyo,Sheko ayaan idin shegaya Damer ayaa dhibsadey Sida Libaxa loga dambeyo , Malin malmaha ka mid aha Libax dhintey ayuu haragisa dusha ku so daboshtey habar dugago dhan jidki ayey uu baneyeen marku dhxda marayo intuu is illobey buu Dhawaqey markasa la gartey inuu Damer aha sidii buu ku sharaf beley. Marka kuwan Jakada iyo Karavada uu modaya inee dad ku noqonayaan been ayaad isu shegteen.KALSONI DARO AYAA YES SIR ka kenowhayasa. ADABKA ADUNYO IYO MID AQIROBA ALLAH HA UGU BISHAREYE AMIN.

  2. Rabitaanka shacabka Konfur Galbeed iyo Bulsho kasta Rabitaankooda Ma hor istaagi karo shaqsi waxa uu doono ha ahaado Rabitaanka konfur galbedna ma ahan mid qof hor istaagi karo Bulshada iyagaa u taalo waxa ay ka yeelayaan waxa soo Baxayo oo shaqsiyadka ay Horbodayaan waxaa Diidi karo ama aqbali karo waa Shacbiga shacbigana wax Badan ayaa Dulmi Loo horsedey Laguna Hogaamiyey laga soo bilaabo Kulubey mufadaano iyoaa 2013 waa markii ugu horeysey shacbigan Konfur galbeed wax aan Rabin Diidaan waxaana filayaa in sidaas u diidi Doonaan Dulmiga muqdisho laga soo abaabulayo iyagoo hor Bodayo shaqsiyaad aan Damiir iyo dadnimo midna aan ku Jirin xishood lacan tuna ay ku Faanaan iyo kuwo wax ismooday xadaba waxaan Bulshada Reer Baydhaba oo Gardaro diidka ah laguna Bartay waqtiyadan Danbe Gesinimo iyo xaq u didir nimada banaanka la soo istaagay waa in aadan ogolaan dulmida xamar ka soo guuxaya id walba wadatana darsigii shriif loo qoray mid lamid ah haloo aqriyo isku duubnina hala muujiyo baydhabana hanoqoto degmada Dulmi Diidka

  3. Palestiiniyiinta ayaa waxay diideen in falestiin iyaga iyo yuhuuda in loo qeeybiyo.Maanta yuhuuda dhulkii badi iyaga heysta. Marka Sh.Hoose maanta HG aa heeysato haddii dhakhso looga kicinin mamulka Shabeele dhulkaas HG aa iska heysan doonta.
    Horta 3da ha la hirgaliyo, hana laga xoreeyo HG Shabeelada Hoose hana la tabareysto si ka dib loo raadiyo 6da.

  4. Allahayow Gole Cebed ha na jojiniin Amin
    Allahayow Dadkena iyo Deganadena kuwi Qayano ha naga dhigin Amin
    Allahayow kuwi Afkoga iyo Urkoda aan is lahayn ha naga dhigin Amin.
    Allahayow Sharaftoda iyo Jiritankoda kuwi Dollar sista ha naga dhigin Amin
    Allahayow kuwi lagu Daneysta lagana Daneysta ha naga dhigin Amin.
    Allahayow ha naga dhigin kuwi Bilawi Matadoda lagu Hasuqi laha ayaga so Afeysta la dhaxo loguna dhibo .Amin .
    Qabailada kale gardaro ay ogyihiin ayeey garab isugu siyaan,sida Boobland uu PM uu garab sinowhayo Ged Gaban iyo mid Dherba uu korowhayo sidi uu dhulkasi dadkisa (Decedent ) uu ugu sherciyeeyn laha,

  5. jawaari ISAGA AYAA ISTOOGTAY ISAGOO CIMIRIGAAN JIRO HADDII UU SIDAA UDHAQMAY DHIB ASAGA QABIN ANAGA K/G MAQABNO ,WAAYO NINKII DAACAD AH ILAAHA LAJIRA, ASAGA IYO KUWA LAJIRABA WAXAY LAMID YIHIIN KUWII NABIGEENA MADIINA KUDHIBIJIRAY OO MARKII DAMBANE LAGA GUULAYSTAY , HALAYAABINA WALAALAYAAL, KUWAAN KOL HORE VAYAY NA SOO MAREEN LAGA SOO BILAABO BIRIGII SDM , ILAA WAQTIGII RRA, MA’ARAGTEEN MEEL AY KU DAMBEEYEEN ,ILAAH BAAN KU DHAARTEY WAAN GUULEYSANAYNAA, ILAAHAY KITAABKIISA DIB UGU NOQDAA EE TADABUR KU SAMEEYA , WAAD OGAANAYSIIN CIRIBTOODA MEESHAY KU DAMBAYN DOONTO WARKAAN ANIGA HADDA INTA AAN KU QORAHAYA SHABAKADA SHRAFTA LEH EE DAAFEED NET. WAXAAN IDINKA CODSANAHAYAAA KEYDIYA WARKAYGAA , EE IGU SOO XASUUSTA.
    ODOYAASHAAS WAA YEELIINTA AH EE XALAAL QADATADA AH DUCADOODU DHULMADHACDO KABAARKOODANA WAA SISDAA IYO SI LAMID AH
    ILAAHOW KUWAAN UMADDAN MUSLINKA AH KHIYAAMEEYEY ILAAHOW MUSIIBA LALAYAABO OO DEG-DEG AH ILAAHOW KURID, QALBIGAY NAGA JEBIYEEN IHLAAHOW HORTOODA MUGDI KADHIG GADAASHOODAN DAB HOLCAYO KADHIG, BILRAMADAAN AYAAN NAGU SOO FOOL LEH DUCADA HALABADIYO IN ILAAHAY MUSIIBO KURIDO ,,AAMIIN,,

  6. Waxaan u arkaa, hala wado waasho, aan isku tashano, heshiiskaana waxaa loogu tala galay dagaal ahli ah oo lagu doonayo in dadka lagu cirib tiro, qax hor lehna la galiyo, si qabiilooyinka qaar xaaraan ay ugu naaxaan, waxaana ay u diyaariyeen xerooyin qaxoot,i rumeyso ama ha rumeysan, taariiq madow maanta halla ogaado.

  7. Waan aragnaa waxa jawari iyo mirifle ay yihiin. Fadlan aan u hiilino mirifle haddaanu nahay Digil. Waxaan ugu hiilin karna anaga oo siyaasad ahaan u go’naa mirifle ka dib waxaa laga yaabaa in mirifle uu caqli yeesho ka dibna damiirkiisa soo noqdo. Anaga (Digil) haadanba dhulkayni gacan kuma hayno waan atagnaa in Hawiye isku ballaarinayo, haddii mirifle KG3 lagu wareejiyo Shabeelaha hoose ayagana waxba ma dhaamaan hawiye dhul iyo siyaasadeynaba ayaga ayaa isku wareejin doonaan. Waxaa iga talo ah in Digil uu sameysto maamul u gaar ah ama uu raaco shabelle state. (no more mirifle affiliation) it’s enough, mirifle waa daba dilif haduu baydhabo ama villa somalia ku joogaba example jawaari.

  8. Bartire buug kuma yaala iyo cado qatayaal yaanan waqtiga isaga dhuminiin.Ben Beenta 3 gobol waa sheko caruured Gobolada la Shabeloyinka dowlada muqdisho dadkale ayeey sisey,Ma is weydiiney maxa mar kasta PM iyo MD ayagaba dabalo ma ah wey yaqanaan sidey dantoda ku gaaraan una arkaan iney JARANJARADA ku Kori Karaan marka bulsho kasta Daciftooda on Dad iyo Dal shaqo ku lahayn ay doorteen Dollarka ma calfadaan Meel darana ha uu dambeyso Daiinka Wena aan uu barine Dufka ku Baha. rabitanka Shacabkana ayaga ma hor istagi karaan. BAL MADOWLEY TARIQDA KA GALAYAAN MOOYE. Inaan hadda ogano ayaan no Roon intaan ayago sumeysan nagu dhex jiri lahaayeen.Allahayow Justice keliya ayaan radinowhanaye Garabkena Gal.Amin. Kuwa Mamul Dowladeedka Kofur Galbed Qayanada la Hor tagaan Kitabkiay beenta ugu dharteen Allah ha ka jasiyo Amin. Kuwa magacena Muqdisho Dowlada ugu Jira hadana Qayano nagu wada ayaga jasadooda Jaximo ka Jeel Amin.

  9. HASAN walalow ninkan aad shegeysid Mirifle ma matalo dowlada Muqdisho ayuu matala Afkoda ayuuna ku hadla.3 Gobolna wax la dhahayo ma jirto mana jireyso.Qayanada nocan oo kale Doqon keliya ayaa ku dhici karto.Somali waxa ay ku max maxyoota Abaar Bahase Ceba dorron hase yeeshe Cado Qateyaal Ceeb ma Karto. Wixi karo ayase leysaga ce.linaya Insha Allah tii horey ma dhaceyso 6Gobolna Waa jiraan Madaxweyne Madobe Nunowna mamulkisa waa jiraya Insha Allah wixi Dollar so qatey. Somali waxa ay ku max maxyoota cagti Jogsan Weyso marbey Ceeb la Kulanta Ceeb ha uu dhintane.

  10. aniga waxaan qabaa in la qaato sadexda gobol hadii la dhameeystero sedexdaasi gobal kuwa kale ayga hadiiba ay rabaan in ay ku soo biraan sadexdaan gobol yaa u diidan hadab dadkaan dhulboobka ha marka hore iska dhici kadib raadi gobalada kaa maqan anga ma yeeleyno in la carqaleeyo gobalda aan ka soo jeedno yan warka la isku daalinin kuwaan dhulka usoo duuley ayaa qoraayo sadex gobol marbno war angaa rabno sadexda gobol idnka dhulkiina naga aad hobyo ka sameysta maamul kana wixxi isladego way is yaqaanaa haday rabaan hal gobol hasameystaano ee dhulka isgabaxa yaan laidinku xasuuqne markaan waad ujeedaan in dhulki dadkii ay lahaayeen mamul sameeysteen maamulkaan aad leedihiin shabeel isteyd hadii aan wada hishino halgu soo daro sida hargees iyo muqdisho ookale marka hore dhulka hala xureeyo

Comments are closed.