Dhegayso..Hawiye oo ku gacanseyray go’aankii Nabad-diid Maxamed Xasan Xaad

5
54

afkakugoHalkan ka dhegayso baaritaan aan saaka ka samaynay xafiisyada ay ka howgalaan xubnaha Hawiye ee shalay sacabka u tumay inayan tagin xafiisyada Dowlada oo maanta wada joogay xafiisyada dhegahana ka furaystay go’aankii Nabad-diid Xaad ee ahaa inay curyaamiyaa Dowlada

 

Unknown Album

5 COMMENTS

  1. kkkk hawiye xaad iyo axmad diiriye miya oo murusade iyo habargir waxan eheen hawiya ma ahan maxa dagaal ooge iyo hugamiya kooxeed nadaba dhiga jaahilkaan hawiye aflagadeeyna cuqdadiisa intaan magaarta kkkkk walee webseedkanoow calooshaada weey buuxada hawiye neceebka kuhaayo waxaasa ogaata soomaliya madaxweeynihi ugu horeeya oo soomaray inoow hawiya ahaay iyo janaraalki ugu horeeya aadan cabdale ismaan iyo janaraal daauud oo labadoodabo muduulood isku ahaay marka hawiye habaaraneey iyo murasade xumoow tuuga ma ahan ee aflagada iyo cuqdada iska dhaaf

  2. Aduunyo waxaan la arkenin malahan. waa layaab iyo damiir xumo 24 sano waxii wadanka uu ku burburay in lasii wado waa ayaan daro weyn Mr Xaad hawiye xaq ka maqno mar hadii ay yihiin madaxweyn ama Raiisal wasare 24 sano la soo dhafay Mogadisho waa 17 degmo hawiye gudoomiye ka ah. car sheeg shaqsi digil ama mirifle ama darood ama biiyaal oo gudomiye ka ah mogadisho. Mr Xaad hawiye jid qaldan haku dirin oo ay ku hogaan Ramadaan ayaa soo socdo Muslim Somaliyeed dhib ha u bilaawin ee imaanka isgli.

  3. alloow cadowga muslimiinta hawiye jibi oo xaqa kutaagan kuwaan kuwaashay hawiye ogaada xaasid nimadiina iyo sharta aad ku wadiin soomaliya qaasatan hawiye inaad ka shaleendoontaan mardhow inasha’allaah.dooladana way ku qaldantahay 3 gobol inaysiiso elaaywiiq iyo dhasheeda waa qalad mana socondoonto waxaas ama yurub hataageeraan ama mareekan wax uu hawiye taageersaneen masaconaayo yaanan lagu daalin illaa aan anaga nalahoosyimaado ileen anagaa iska leh dhulka soomaliye ma biyomaal iyo eelaay mirifle la isku keen keenay ayaan dalkeega siistaa war waxaas ima marto asalmeeshay kasoo galeen soomaaliya waa in aan hort geeyaa dadkaan ismahdiyay.

  4. Rajada Somalia ALLAh toosiyo dhibka wuu batay. Waxaa iga su’aal ah oo aan layabay 4 gobal ayaa jirto mudug, Galgaduud , Hiiraan , shabeellaha Dhaxe dhulkaas aan sheegay badan kood Hawiye ayaa dago marka maamul Gobaleed maka sameesan karaan? maxaa ku diray dadkaan masakiinta ah ee xurnimada Somalia u soo dagalamay oo culumo u badan aan horay loo maqlin biyamaal ayaa dhul ama guri muwadin xoog ku heesta. Marka Xaad iyo waxii lamid ah hadalkiisa waxaan u arkaa qofaan hawiye aheen yuusan ku nolaanin kofur galbeed somalia selfish.

  5. beenaale afgooye xaqna xeero kuumataalee timajare xaadow hamiga adiga kugu jiro waa waali ee sxb iska iloow shabeelaha hoose koely waxaan filaayaa inaad aragtay casharada laguu dhigay hadaad kusii socoto hamigaagan qalafsan waxaad lakulmidoontaa mid kasii xun iyo daruus aad uweyn waadna ogtahay in baqtigiina meesha daadsan yahay sxb aad guriceel cidna kugumahaysatee daa dulmiga aad wado

Comments are closed.