Dhegayso…Madaxweyne Madoobe Nuunoow oo dilaaciyay Boogta Digil iyo Mirifle

5
62

nuuuuu

 

 

 

Halkan ka dhegayso wareysiga Madaxweyne Nuunoow Unknown Album

5 COMMENTS

  1. Waa yaab,sidee ayuu ku sheeganayaa,Ninkaan madaxweyne hadiiba uu leeyahay kuxigeenkeeyga&waziirada lama Dhaarinin iyadoo mudo (110,maalmood)dhisan, Ninkaan Kaadirk ah,marba hadii aay ka tageen Ragii isagaba meesha ku haayay,Amni & dhaqaalaba,bal si fiican u dhuuxa hadalkiisa,maxaad ka Dha-dhansaneeysaa…..inuusan wax Talo ah Faraha ugu jirin,uu shalayba ummada uurabay in uu Qarda-jeex marsiyo,kadib markii xildhibaanimadii dowladii dhexe uu soo waayay,ayuu rabay in uu gor-gortan ku galo arintaan hadana Nimanka xamar jooga ayaa wakiil ka ah.

  2. Af Aytama ninkisa iska leh Madaxweyne Madobe Nunow qofna kuma hayniin Baydhaba lagama Xigo waa Dhulkisa ma illobdeeyn inuu yahay nin DM ah. Midda kale raaga aad shegeysid waa kuwe hadey yihiin kuwa Xamar ka Dawarsanayo ayagba Baydhaba waa lagu hayeey.
    Amnigisa Madaxweyne Madobe Nuunow Alleh ka sokow uu Dhashtayasha Dhulka ahaa Dul tagaan not Shegato, ama Cado Qate.

  3. D ali baab su aal tiifiga yunifersal tv lacagti oow dhibi jirey ma joojiyeen oow ku dhihi jirey maamulka lihda gobol ka hor imaaw lacag aa tan ah adna taager lacag aa tan ah idinka tifiga ni soo fadhisineyna ma joojiyeen adiga manta dafeet.com war ku soo qoraaye mahaa dhacay kan universal tv lacag aba ku heleysey in ad ka hor imaato shicibka digil iyo mirifle kan mahaa ku heleysaa wa iga su aale dr cali baaba wsc

  4. Asc, waan idiin salaamey bahda daafeet.com, waxaan layaabey ninkaan ali baab ah, miyuu waalanyahay, magaca dr ma hooyadiis ayaa ula baxdey, kolley nin aqoon leh uma eka, waxaan arkaa ninkaan inuusan fayoowey, wax badan ayaan ufiirsadey hsdalkiisa iyo khudbado uu kujeedinayey saudi arabia, qof miirkiisa dhanyahay u ma eka

  5. Gudoomiyahaan nuunoow waxaan oranlahaa talo meesha kuma heesid lix Gobol iska daayee inaad maamusho bay iyo bakool xitaa kuuma ogoli oo waa dhul hawiye hana kuseexan inaad gudoomiye kanoqotid dhulkaas riyada hala iska daayo hadaad tihiin eeleey wiiq iyo wixii lahalmaala kuwa biyo maal la leeyahana riyo xun ayaad kujirtiin oo ah anagaa leh shabeelaha hoose iyo kutiri kuteen been cidla ah waana soo taban doontiin fiinaa wiito dhamaadkiina aduunka oo idil.

Comments are closed.