Dhegeyso:- Wasirka Arimaha Gudaha oo Kasoo Horjeestey Heshiiskii Shaley Lagu Saxiixdey Magalada Muqdisho

2
44

goodaxWasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdulaahi Goobax Bare oo la hadlayey BBC ayaa ka soo horjeestay aqoonsigii dowladu shalay siisay maamulka Sadaxda gobal ee Baydhabo looga dhawaaqay.

Wasiirka ayaa intaa raaciyey in hishiiskaasi uu ahaa mid aan raacsaneyn dastuurka baadilna uu yahay

 

goodax

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

goodax mobil

 

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. Mudane Wasir 3 Gobol wuxu Wafaqsanyahay Dasturka uu garka ah Villa Somali Villa(Villa Qabil)Dasturkaso salka ku haaya qodobada Somali lagu kala gadanayo midiyahana leysugu Dhibayo International Communitina beenta logu shegayeey .Waxan ku lenahay ku so dhowow Dsturka Villa Qabil

  2. wasiir qabiil ah waaye kan,wuuna is ceebeyey nacaska aan waxba ka aqoon sharafta dowladnimo..hawiye ma xishoodan wey ku dheeleen sharafta umada soomaliyeed,,,hadii ay ayidi waayeen heshiiska laga gaarey mamulka k/galbeed wey cadaaneysaa iney iyagu yihiin dadka dhibka ka wada gobolada soomaliya..ilaahey haka qabto umada soomaliyeed dhibka ay maleegayaan qowleysatada hawiye ee dagaalka ka wada sh-hoose..inshaallah

Comments are closed.