Dhegayso…Xildhibaan Abshiroow”Reer Shabeelaha hoose Sideeda degmo waa ku faraxsan yihiin heshiiska”

10
80

gu'

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkaan ka dhegaysoUnknown Album

10 COMMENTS

  1. Heshiis Lagu Faraxsan yahay meeshan ma yaalo Heshiis jirana ma jiro Xog Hadii dhul lagu Helaayo mareykanka ayaa Heli lahaa 23 sano habar gidir waxa ay hayso yaa ii sheegi karo
    waa zero zero waana Halagmayaan oo wax dhulkoda u Noqda xitaa lama heli Doono oo sida burudka ayey u dhalaali Doonaan sidoo kale Dir mesha ay Leedahay waan wada ognahay waana walaalaheena dad noogu dhow biyamaal iyo anagana degan iyo dhalyo intaba waa naga dhexeysaa ismana diidanin
    Lakii Dadka Dulinimada Dhulka ku Raadinaayow jamkiina nijasta ah dhulka noga dhereya waana ku dhamaneysaan shabeelada hoose dhulna Dadkiisa aa u harayaan maxmakaan

  2. kkk iidoor marduuf qaada helay waa majnuun falane rooti maraqle iyo hilib eey miidsanayaane macanaha dowladnimo leedahaybo mabo yaqaanaane hayeeshee marduuf qaada waa haradooriiye ceeynashi meeshi ladhigay haadku malafleeya meeydkiisi waatii dugaag malin ween cunaye maskaxdiisi waatii dugaha looga dhigay miide gabaygaan dhegeeyso bal asaa wiil direed sooqoree ileen diro maxishooto oo ceeb kama naxdo

  3. Guul ayaan u rajeeneena shabelle state. Weena u dhan yihiin belweynta dagta sh. Hoose. Ciddii awood uleh waa taa hatagto sh. Hoose

  4. Gobalka waxaa is kaleh digil iyo mirifle waa dadka dhulka usoo hal gamay d. S. A waa la oga dagaalkii lala galay hawar gidir 24 qof kaga dhimatay r. R. A. Aar aar ee aya ka qeeb qaadatay dagaalka hadda waxa laraba. Digil iyo mirifle. Oo dhan walbo iska. Kaashan jiray in liska horkeno wana kasoo hor jeedna arinkaasi

  5. waxaa is waydiinleh yaa talada ka go’daa yaysan ka go’n , jawaabtu waxay tahay wixii baadhil ku bilaabmay baadhil ayay ku dhamaanayaan , waayo ilaahay dhulkan iyo samadan waxaay ku dhisanyihiin cadaalad , ee waxaan u arkaa fidna cusub oo ku soo siyssday degaanka ilaahayna wuu ogyahay waxaa kadambeeya iyo u jeeda, marka la a’rki doonee meeshay ku dambayndoonta, inta badan waxaa lagu soo celceliyaa international community, adeerayaal, anagu manihiin,dhul caalami ahaan laysku haysta sida israa’l iyo falastiin, ee waa arin anaga na khusaysaa, sidaa awgeeda , marwalba waxaad ogaataan in marwalba xaqa guulaysandoono.

  6. دائما تدكرو قول الله تعالي:والله يعلم خائنة الاعين و ما تحفي صدور
    warka waxaan leeyahay cadiweliyow adiga iyo jawaari iyo ninka lagu sheegay inuu yahay madaxweynaha ilaahay waa idin ogyahay waxaad ku doodeen oo aad uGu tashateen umaddan misaakiinta ah ee laabatankan sano iyo dheeraadka dushooda lagu dagaalamahayo, inay leeyihiin ilaah abuurtay, haddii idinka manta caruurtiina idinjoogaan meel aan soomili ahayn ee ay cabahayaan biyo nadiif ah gogol nadiif ah raashiin aan kala go’lahayn caafimaad,waxwalba ay haystaan xaasaskiina,ogaada kuwaan ceel aan oqodneyn cida aan umaqnayn ee dushooda aad kutumanaysaan inay leeyihiin rabiga waxna maqla waxna arkaa ee aan waxba ka qarsoonayn, bisha ramadaan filigeeda ilaah baan idnku daynay sedaxdiina in uu ilaah idn jahwareeriyo oo aad isku mashquushaan caafimaad ahaan iyo qalbi ahaanba , qalbigeena ayaad mashquuliseen, ilaahow kuwan kuma cajis gelinayaanee, masiibo deg-deg ah u keen ee halagu cibri qaatee,aamii,,,,

  7. kkkkk elaay gobalka tugsi ayay u timi tugsigeeda haku joogto inta loo ogol yahay hadii kale somalia oo dhan ayaan ka saaraynaa

  8. Shabeele hooose waa 8 degmo waxaan gudomiye ka wada ah Digil iyo biimaal hal gudomiye degmo hawiye ah ma jiro marka dadka idaacadaha beenta la joogo taas ayaa jawaab idiin ah guuul shabeele hoose 23 sano samraayeen

Comments are closed.