Dhegeyso:- Gudoomiyaha Degmada Marka oo Runta u Sheegey Kooxaha Gobolka Duulanka ku eh

4
49

imgresGudoomiyaha degmada marka Maxamed Cismaan Yariisow ayaa sheegey in uu ku sugan yahay gudaha degmada marka ee xarunta gobolka shabeelaha hoose isla markana uu ka hortagi doono qof kastoo soo hujuuma.

Gudoomiyaha ayaa intaas kuu daray iney magalada ku sugan yihiin qolooyinkii horey u qabsadey balse uu qorsheynayo in sida ugu dhaqsiyaha badan uga soo saari doono.

 

yariisow

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

yariisow mobil

 

 Daafeet.Com

4 COMMENTS

  1. kkkkkk biyamaaal habargir biyamaal habargidir biyamaal habargidir kkkkkkkk dagaal miyaa faaiido umaleeysiin waad aragteen sida habargidir ugu sooqaxda afgooye waasa aragteen sida biyamaal ugu sooqaxay muqdisho iyo ceeldheere jasiiroode nabad la aanta muqdisho heeysate heeydin saameeyso

  2. Ninkii dhoof ku yimidaa Geerida dhibeysaa Gudoomiya dhul iyo xaqin xaaqinkaa dhamaado kuwaan xaaqinka ay inshaa allaah wey Dhamaanayaan mar aan dheereen imrigaga ala hanoo dhereyo gudomiye sida aad shegtay kuwa calooshood u shaqeystayaasha ah oo waxa ay u dhimanayan iyo waxa ay walaalohooda u Dilayaan aan Garaneyn iyaguna kuwaas ayey la mid yihii aakhirana inshaa allaah Jahanaba ayey sugeysaa

  3. Viva koonfur galbeed viva yariisow viva biimaal viva waafow viva abshiro viva madoobe nuunow waxaan leenahay shacabka koonfur galbeed ha midoobo

  4. runsheek waa been sheek aa ladhahay marka biyamaal run marabyo habargidirna run marabto oo waa dameer dhintay iyo dameer dhintay oo waxbo isma dhaamaan biyamaal gobalka yaa uwakiisha ineey difaacaan waa su aalee shiikhaal iyo tuni iyo gare iyo gaaljecel iyo geledi iyo wadalan iyo mudulood oo wacdaan iyo abgaala miya idin wakiisha horta biyamaal waa afar qof oo ceelwareegow iyo marko degane qabiilaadkaan aaween iiga jawab bal mese marka kaliya waaye gobalka runta leeysuma sheeko habargidir dhulka ineey boobee waacatahay oo dhul badan ee soomali badan ka boobta lkn biyamaalna boobkale ow sharciyeeysaa miyaa asaa qabiiladka kale boobi rabtiin

Comments are closed.