Tan iyo intii dowlada federalka somaliya ey ku dhawaaqdey iney aqoosan doonto maamul loo sameeyo 3da gobol shabeelaha hoose bay iyo bakool ayaa waxaa soo badanayey malaaqyada reer mirifle oo u kala dhuumanaya dhinaca 3da gobol.
Ayagoo ey jireen qaar badan oo horey u cadeystey mowqifkooda ku aadan 3da gobol ayaa hada Malaaq Cali Shiino oo u ololeyn jirey Dowlada goboleedka lexda gobol uu isna hada ku biirey kooxda sedexda gobol codkiisana waakan ee nala dhegeysta.
Daafeet.Com
WALAHI WA NIN WAX MEEL FOG KA ARKA OO RUNTA ISA TUSIYEY ASIGOO FIIRINAYO DANTA GUUD GEESI GEE4SI DHALAY
MIRIFLE HOREY AYAA U NAQIIN INEY YIHIIN MUNAAFAQ DHUUNI RAAC AH, CIDDII KU DABA FAYSHANA WAA U BEEC.
AAWEY KUWII 6 GOBOL KU DIKRIN JIREY ? KKKKKK KKKKK KKKK MISE WAXAA HELEY MALAFSADE.
6 iyo 3 ula jeedada mahan waa in cadoowga dhul boobka ah laga dhiciya shabelle hoose
Mirifle hadii uu munaafaq yahay digil maxuu u fiicnaan waayay dhulkiina maxaa u dhacsanwayseen dadkii idin la deganaa waxbey iska celinooyaan biimaal maa idin dhaamo miriflaa idin xureynaayo suga ee walaalkaa ha iska caaynin
Ninyahoow yasiin hadal qaar iska daah mirifle waa dadka u tagan magac oo dhan wax u bahan in la xureeyo waa digil intan raxawayn wax ka sheegin bal beelaha digil odayaashoda soo baar 7 degmo shebeele hoose mid walba waxuu leeyahay hogaan dhaqan waligayn ma arkin ayagoo u doodaayo dadkooda
Daafeedow dib ugu noqo qoraalada ey qoraan daafeet marar badan ayey ka hadleen odey dhaqameedyada digil tii ugu dambeysana waatan ee aqriso kuwa kaloo badana wey ku jiraan oo ka hadlaya dhaqanka odayaasha digil iyo hotelada ey xamar kaga jiraan http://daafeet.com/?p=14750
nasiib daro waxay tahay umaddan marwalba waxaa horboodayakuwo isku sheega inay yihiin kuwa wax dhisaya , ismana oga inay yihiin kuwo wax dumainaya inay yihiin, sida ninkan isku sheegay inuu yahay afhayeenka k/galbeed , wuxuu mooday waxaa loo akhriyay inay dhab yihiin , international cumunity” waxay aqoonsanayso iyo wax ay diidayso toona majirto, haddii ay wax aqoonsanayaan waxay aqoonsan lahaayeen soomli land oo dhisan aan joogin ciidan ajnabi isku tashtay wixii dolad lagu aqoonsanayo samaystey , lacag ciidan iwl
waxaa iskacad in laga iibsaday wixii uu aaminsanaa ee ahaa koonfurgalbeed lagana dhaadhiciyay in labada maamulba ay yihiin kumeel gaar, shalay adoo jooga ayaan lagaala tashanin oo intii lagararey soomaaliya lageeyey adisababa lagasoo saxiixey , xitaa saxiixa kama mid ahayn cida saxiixday qofkasoojeeda reer k/g waxaa saxiixay wasiir kasoojeeda beelaha layiraahdo athers , taas waxaa kaaga mooqata sdii laguu yasay in aadan dadna aad ahayn, ayaa maantana meel kuu taala berina sidaas iyo silamid ah ayaa laguu yasayaa dadnimo laguu quurayo ama wax lagaaga haybaysanayo majirto, haddaba waxaad ogaataa in xalkaaga uu kujiro in aad dagaalantiin oo did usu soo ururisiin xalkaagu wxa uu ku jira xabad caaradiis, iska iloowa dowlad federal ayaa xamar joota oo aan lagalaynaa ,balan imisa balab ayuu madaxweynaha idinkga baxay isga iyo labada kaleba waxaan leeyahay, seddaxada munaafuq iyo kuwa kala oo is qarinayey oo uu kaminyahay ” MALAAQSHIINOwaad fashlinteen ee dib unoqda xadiiskan hoos kuqorana kadheehda waxaad tihiin nabaday أية المنــــــــــافق ثلاث إذا حدث كذب، وإذا وعد أخلف ، وإذا أؤتمن خان
GEESI GEESI DHALAY WAA NIN ARAGTI LEH LIXDA GOBOL WAA WAXA XAQ AH AYNA KU FIICNEED IN LA AQOONSADO, BALSE MAAHAN SIYAASAD HADDA SOCONEESO.WAXA WAAQICIGA AH EE HADDA JIRA WAA IN LAQAATA LIXDA HADDA SADEX AYAA MAQAN SADEXDA SOO HARTI HAL AYAA DAGAAL KA SOCDA MARKAA WAA IN CAQLIGA LAGU NOQDAA DADKA DHULBOOBKA WADA WAA IN LEESKA KAASHTA WAXAN KA XUMAHAY KAALINTII WALAALAHEENA AW DIDIL OO MEESHA KA MAQAL IYAGIINA NALOOGU SOO GAMBANAAYA,XAQA ALLAAH TUSO,
Asc sxbo yaal waa ramadaan isku xishooda dinmbina hana gilinina wixii. Xunba ma digilbaa leh nimankaan 3daxda gobol dhegta loogu sheegay geesey iyo shiino waa miriffle waxba kama sheegeysaan lkn digil afka wuu ufudud yahay yaa mirifle oo tuuga aaminaaya shariif xasan iyo noocya badanoo naftooda maa hina dadka masaakiinta baay iyo bakool baydhabo anan kanaxaynin ayaaba jooga oo horboodaaya mariflle waa laba wijiile runta iisu sheega digilna afka hakuso taagina dhul abaar ah ayaad degantihiin bay iyo bakool maxaa yaala
Taageerayaasha Lixda Gobol ,Talo ma hayaan Sababtoo ah ,Lix ma haayaan Saddexna ma haayaan, dadkana maamul ma heystaan… tan kale aniga ma fahamsani sababta loo diiday in ummadda maamul loo sameeyo marka hore si dhibaatada shabeelaha hoose loo soo af jaro..wali ma maqlin madoobe nuunow oo ka hadlaayo gobolka shabeelaha hoose ,, mar kastana dadka waxaa farta loogu Fiiqaayaa,jubbooyinka,, hawiyie iyo madoobe nuunow waa isku ujeedo.
kan in aan ahayn Qof mowqif leh ama bina aadan ah Horay ayaan u ogeyn ee kuwa kalena waa sugeynaa waxaan ka sugeynaa asagoo kismaanyo joogo ayaa la arki Doonaa kan malaq shiinahan waa Dhuuni Raac oo aan mowqif lahayn oo meel Looraacana aan la Kaseyn mana xishoodo oo shelay waxa ku xadlayey waa layaqaan maantana sidan ayuu u xadlayaa Berina sida u xadli Doona waan shugeynaa
ninkaan waa tuug ewelba dadka digil iyo mirifle la qeybin jiray marka hungurigii geeseey qaaday ayuu raacay malaaq shiino marka looma dhutin doono
Nin rag ah waa la caayaa, kan caynaayo haddii 6 ama 3 sidiisa oo kale dagaal u gali karo ha is keeno goobta dagaalka ee Malaaq Shiino joogo, qurbahaad fadhiidh ku tihiin waxii talo iyo go’aan la idiin soo gaaro ha xumaado ama ha fiicnaadeene qaata. hadalkaas yar oo Malaq shino la taagan yahay ayaa Hawiye hortaagan intaasba markii hore DM lagama haynin. Halyey Mirifle dhaha Shiino.
scw salaan kadib aniga waxay ila tahay nasiib daro u soo hoyatey shacabka k/galbeed, kala qeybsananta siyaasiyiinta iyo odey dhaqmeydka waana fashilkii ugu weynaa, mas uuliyadeedana waxaa iska leh shacabka sabab too ah marabaan iney sameeyaan dhiib, dheh, dhow, sidaa tarteed umadi ma guuleysato hadaan lahelin talo, dhaqaale, awood,dulinimo luguma noolankaro ee dadyahow dareen yeesha ee dalkiina dhacsada diintana kaashada daa,inkeenana waa nalajiraaye, talo mudane madaxweyne madoobe nuunow waxaa iga talo ah inaad istiqaaladada dhiibtid itay goori goortahay waayo foolxumo ayaa sosocota.
wabilaahi towfiiq
mirifle maxaa mar walbo ugu tashataan reer aaw digil mirifle waa dad juhala ah oo dantooda&khadiyadooda aan ogaleyn ee adinka lee dad iska dhiga digil waxaa heerkaan gaarsiiyay waa mirifle aaw digil waxee ahaayeen somaliya dadka ugu ilbaxsan somalia khabiilka ugu horeeyay ee xizbi sameeya waxee ahaayeen aawa digil xiligaasbe somali inreeda kale xizbi iska daayee xataa dhar sida loo xerta ma aqoon marka waxaa nasiib daro ah dadkii xadaaradaas lahaa oo maanta dulli ku nool
Malaaq shiino qof cayo aniga waxaa u arkaa qof aan jeclahayn digil iyo mirifle oo sheegato ah waayo malaaq shiine waa qof kaliya jawaabaha kulul siiya mooryaanta ay hogaamiyaan ahmed diiriye iyo xaad nin difaaci waayey gobolka uu badan yahay ma tagi kara juboyinka oo loga badan tahay jaliyaal beenta iska daaya ee biimaal hala garab istaago waayo tariikh waxaan ku heyna sheekh aweys biyoolay markii la dilaayey in la waayey raxawayn difaacdo ay ka wada cararayn marka maanta waa tariikh labaad ee biimaal dagaalkan garab halagu siiyo kadib aan u jeesano xaga iyo juboyinka walee bookay cusub rag badan ayuu xusi doona aan ka arko webset ama tv
Anaga ahadaan nahay digil waan tashanay shabeele state ayaa nala dhaha konfurta aad ku haysaan waba garan waayay shariifsakiin yaa raaci kara boqol wiji ayuu leeyahay mirifloo dhan saas waaye baay iyo bakool aan idinku ogahay shabeele state ayaa meeshan kacsan digil
Comments are closed.