Aqriso: Bayaan Kasoo Baxay Golaha Guurtida Ee Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya

10
67

Malaaq ShurowGolaha guurtida ayaa maanta bayaan ey soo saareen waxaa ey ku sheegeen ineysan marnaba aqbali doonin Shirqoolada laga soo Maleegayo Magaalada Muqdisho ee la doonayo in lagu Burburiyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Halka Hoose Ka Akhriso Bayaanka Maanta Kasoo Baxay Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed Soomaaliya.

bayaan

Daafeet.Com

10 COMMENTS

  1. REER SHABEELAHA HOOSE WAXEY KU MAAH MAAHAAN “GEESI AAN GARAB LAHAYNIN, GEERI SAQIIREED AYUU LEEYAHYA”, MALAAQAN TUUGO IYO DANEYSTE YAAL AYAA AJIRAAYA , GODNA KU RIDAAYO IYAGOO U KALA DHUUMANAAYO CADOWGOODA , KUNA IIBSANAAYO SHACABKOODA QADO MAALIMEED IYO QAYILAAD.

    AAWEY OO YAA ISWEYDIIYEY DILKII USTAAD CUSMAAN? KII SIYAASIYIINTII KALE OO DHAMAAN LAGU DILEY QADIYADDA DIGIL IYO MIRIFLE ?

  2. asc marka hore waxan salamayaa wax garadka kofar galbet melwalba aya aduunka kajogaan marka labad waxan kulatalin lahaa mas uuliyeyna kofar galbeet inay bad baadiyaan 3-gobal waayoo waxaa luskuhestaa bakool iyo shabelad xoose ayagana waxay fadhiyaan bay kaliye waxan xat iyo jeaale dadka u shegaan inay kataliyaan 6-gobol tasna waa mid aan umada waxaba kusookordhinin siyasadana waxay u bahantahay in ladaraaseyo marka anoo u mahad cilinaayo mas uuliyiinteena siyasad wax haka badalaano mahasanadiin

  3. ramadaaan kariiim yaa muslimiin talada alle hatoosiyo muslimiinta iyo soomalidana alle heeysku maceeyo

  4. Walee ninkii iga horeeyey ayaa carra baabey oo u maahmaahey, aniga waxay ila tahay halyeygii ustaad Cusmaan waxaa ka danbeeyey halyey kale oo ay dadka hadda jira si fiican u yaqaanaan oo la yiraahdo Cabdalla Deero oo ah isgana nin naftiisa u waayey qadiyadda koonfur galbeed. aniga waxaan talo ahaan u soo jeedin lahaa nin hunguri raac ah oo calooshii u shaqeyste ah yaan dheg jalaq loo siinin ee halagu wado inta nin uu joogo oo xuriyadda dadka koonfureed u dooyo.
    Hore ayaa loo yiri ninkii dalaadaa wuu gaaraa ee wada dadaalkiina allana ugu dhowaada guushana way iman doontaa inshaa`allah

  5. waxaan kaloo la yiraahdo geesigama liico
    guusha ugu dambeeynta isagaa iska leh
    fuliyaga bolol jeerayuu dhintaa laakiin geesi hal marayuu dhintaa waana markii ilaah ugu tale galay
    kasteey farax xitsi wal ha barooy hortaa jirewal warsooy reedka jirewal hay insheegtoo

  6. horta waxaad ogaataan in marwalba xuriyadda ay ku timaado dhiig iyo naf , xoola loo huro manta waa maaalintii aad muujinlahaydeyn ribitaankiina shalay laba munaafiq ayaad udiideen inay kasoo degaan garonka , waa shariif malcuun iyo xasan shaydaan , waxaana laidiin adeegsaday , munaafiq jawaari si uu idinkala dhantaalo oo uusan usoconin kahortagaas, waxaana hubay hadii uu sii soconlahaa in uu madaxwenaha laf ahaantiisa kursiga addunyada karidi lahayd, balse mnaafuq jawaari ayaa laydinku riixay, madaxweyanaha ballan been ah ayuu idinla galay wuxuu idin sheegay inuu soo noqon doono,ma’uusan soo noqonin sidii caadadiisa awaba ahaanjirtay ayuu sameeyay , balan tii idinkaga baxay, meeesha kuma uusan hakanin wuxuu bilaabay inuu adeegsado haddana jawaari idinkana waad sadiqdeen waxyaabaha beenta ah ee idin akhrinayay, waxaa safar ku aaday xamar uu hogaaminaayey madaxweyne madooba nuunaw, oon loo qabilin sdii wafdi rasmi ah loona soo diray kuwo wasiirah oo dowlada dhexe katirsan , intii xamar joogeena maalin lma soo saarin idaacadah ay leedaha dowladda , waxaa kaloo layaablahaa wafdiga oo ku sugnaa xamar muddo kabadan bil ma waxaa loo tagay waxbarasho mse madax usocota maslaxad umadeed, meesha waxaa iiga soo baxaya in manta mas’uulkii ku haboonaa xaaladan adag aan ku jirno inuu san muuqanin,waxay marlabaad sadiqeen jawaarigii shaly intuu idinsoo marsiyay , aad ogtihiin wixii asraar ahaana aad ugudbinjirteen marna uu iddin dhaho waxaan furay shirkii lixda gobol lagu dhisayey, haddana axmed modoobe xamar markii uu yimid ee lagu ayidaayeyna kaqeyb galay kana hadlay, aniga waaba yaabayee, indinka miyaad kala garanwydeen kii daacad idin ah iyo munaafiq idin ah, kazoo gudub manta waxay isku soo urutay in laogolaado sedax gobol lugtana lagu dhufto sirloofadhiyay muddo sanad iyo dhowrbilood dowlad kusheega wax dacmi ah ayasan ka gaysan waa wax caqliga fiyow diidayo weeye , mana layeelayo cid alaaliyo cid la doono hala adeegsado wxaad ogaataan in uu ilaah marwalba xaqa uu lajiro

    waxaa iga dardaaran ah in laysku kalsoonaado , ducadda ilaahna hala badiyo wixii dedaal ahna hala muu jiyo , anagana qalbigeena iyo laabta ayaan ilaah kabaryeynaa , teeda kala jaaliyadaha dibadaha ku nool ee ku xiran shabakadan sharaftaleh dacmi ayaa laydinka rabaa , hanoqoto mudaaharaad, aad ka hordhigaan caalamka si aad utustaan waxaa ka jira soomaaliya ee dowlad ku sheegan ay sameyneyso, manta waxaa laadeegasadaa,ciclaamka

  7. Aniga waxaa yaaba gobolaha odayaashan horta shabeele hoose dagaalkiisa hada tagan taasi may ka arinsadan oo tusaan ahmed diiriye iyo xaad inay yahiin hogaamiye kooxayd umada inta lagu mawaylinaayo 6 gobol waxaa qadka ka baxaayo shabeele hoose oo hada hawiye sheegto habeen iyo maalin 80% anaga dagno leh reer waqooyi qaxaan ka maqli jiray dimirtii horaa dab lowaah hadan mida shabeele hoose hada laga hortagin magac digil iyo miriflebku daah

  8. Aniga wax an raba in LA cadeyo madoobe nu now wax a uu aminsan yahay hadu tuugada federalka Ku fikir yahay halaga taqaluso noolaada ,6gobol aniga wax an Ku dhashay 6,,gobol

  9. osmaan wabsite yada si fiican usoo gal oo badan ogoow. madoobe nuunoow wax kasta ayaa loo balan qaaday jiritaanka dadkiisa ayuu doortay waxuuna diyaar u yahay inuu u geeriyoodo 6da gobol

Comments are closed.